Daauus Digital

Daauus Digital waxaan diyaar kugu nahay adeeg ku qanciya iyo in aan kuu adeegno waqti walba

04/03/2025

Xarunta shifadu waxa ay ku taalaa xaafada jiiro garoob agagaarka supermarket ka xabiib. Wixii faahfaahin ah kala xiriir Tel: 0904144596.

Shirkada Saj Travel And Tourism Waxaad Ka Helaysaaa Adeegyada Hajka iyo Cummrada Sanad walba..Gobsan Digital Marketing &...
13/09/2024

Shirkada Saj Travel And Tourism Waxaad Ka Helaysaaa Adeegyada Hajka iyo Cummrada Sanad walba..
Gobsan Digital Marketing & Media

10/09/2024

Carwo cadceed one oo ku taalada magaalada xingalool ee gobolka sanaag, waxay macaamiisheeda ugu bishaaraynaysaa in ay u keentay safaro cusub oo dharka dumar, carruurta, Ragga oo kuwa sportga iyo lebisba leh, kabo tayadoodu sarayso, dhanka uduga ayaan ka marnayn oo Rag iyo dumarba leh.
Horay ugaar macmiil si aad u hesho adeegyo tayo leh oo ku qanciya.
Area: waxay ku tala jidka dheer ee waqoyi aada una jeeda qorax u dhaca.
Wixii faahfaahin ah kala xiriir numberada hoos ku qoran.
0905290304/ 0905110596
Gobsan Digital Marketing & Media waa wehelka bulshada markasta iyo meel kastaba.

Carwo cadceed one oo ku taalada magaalada xingalool ee gobolka sanaag, waxay macaamiisheeda ugu bishaaraynaysaa in ay u ...
05/09/2024

Carwo cadceed one oo ku taalada magaalada xingalool ee gobolka sanaag, waxay macaamiisheeda ugu bishaaraynaysaa in ay u keentay safaro cusub oo dharka dumar, carruurta, Ragga oo kuwa sportga iyo lebisba leh, kabo tayadoodu sarayso, dhanka uduga ayaan ka marnayn oo Rag iyo dumarba leh.
Horay ugaar macmiil si aad u hesho adeegyo tayo leh oo ku qanciya.
Area: waxay ku tala jidka dheer ee waqoyi aada una jeeda qorax u dhaca.
Wixii faahfaahin ah kala xiriir numberada hoos ku qoran.
0905290304/ 0905110596
Gobsan Digital Marketing & Media waa wehelka bulshada markasta iyo meel kastaba.

02/09/2024

Waxaa loogu bishaaraynayaa guud ahaan bulshada ku nool gobolka bari gaar ahaan magaalada bosaso iyo nawaaxigeeda in la furay shirkada suuqgaynta casriga ah iyo horumarinta ganacsiga ee Gobsan Digital.

Shirkadan ayaa ka shaqayn doonta suuqgeynta ganacsiyada kala duwan iyada oo isku xiraysa ganacsatada iyo macaamiusha u baahan adeegooda.

Waxaa lagu wargelinayaa shirkada ganacsiga goobaha waxbarashada sida macaahida, iskuulada, jaamacaddaha iyo cidwalba oo danaynaysa in shirkadu u hayso adeeg suuqgayn oo si casri ah loogu samaynayo.

Dhanka kale waxaan fursad Tababarada shaqo helida sida loo baaro shaqooyinka, iyo wax kasta oo looga baahan yahay goobaha shaqo raadinta siinaynaa ardayda jaamacadaha dhigta iyo kuwa dhameeyey,
Waxaa xarunta ugu diyaar ah khuburo khibrad u leh adeegyada ay qabanayaan iyo aqoonyahano khibrad u leh xirfadaha ay kugu tababarayaan
Ku Xirnow: Gobsan Digital Marketing & Media marwalba.

Address

Airport Road Bosaso
Bosaso

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daauus Digital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share