Dal-doon Media

Dal-doon Media Warar
Warbixino
iyo
Sheekooyin

25/09/2025

SUBXAANALLAAH: Waa Oday Soomaaliyeed oo sheegay in Alle uusan jirin uuna baryadiisa waxba ku waayey Allow soo hanuuni.

Dowladda Puntland ayaa baaritaano dhammaystiran ku samaynaysa markabka Sea World oo ka soo shiraacday dalka Turkiga kuna...
20/07/2025

Dowladda Puntland ayaa baaritaano dhammaystiran ku samaynaysa markabka Sea World oo ka soo shiraacday dalka Turkiga kuna sii jeedey dekedda Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.
Markabkaan oo ku cilladoobey xeebaha gobolka Raas-casayr ayaa gabbal gaabkii shalay ku soo xirtay dekedda Boosaaso oo ammaankeeda siweyn loo adkeeyey, sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay Madaxtooyada Puntland.

Warar iskhilaafsan ayaa ka soo baxaya cidda leh mulkiyadda hubka iyo gaadiidka saaran Markabkan oo ay ka gaabsatay dowladda federalka ah ee Soomaaliya, kadib markii wax laga waydiiyey wasiirka gaashaan dhigga Axmed Macalin Fiqi.

Mas'uuliyiin katirsan dowladda Somalia ayaa shakigeliyey suurtagalnimada in hubkaan ay Dowladda Turkigu u waddey Muqdisho, iyagoo tilmaamay in Turkigu uusan hub soo saarin maraabkii ganacsi uuna taasi bedelkeeda adeegsado Maraakiib dagaal oo ay gelbinayaan ciidamadiisa baddu.

Xildhibaano katirsan barlamaanka Somalia ayaa sheegay in hubkaani ay leeyihiin ganacsato xuluufo dhaw la ah Villa Somalia laguna soo iibiyey shaatiga dowladda.



Follow Dal-doon Media

Xukuumadda Puntland ayaa shaaca ka qaadday in ciidankeeda ammaanka baduhu ay gacanta ku dhigeen Markabka Sea World oo si...
19/07/2025

Xukuumadda Puntland ayaa shaaca ka qaadday in ciidankeeda ammaanka baduhu ay gacanta ku dhigeen Markabka Sea World oo siday hub, sahay ciidan iyo gaadiid dagaal kuna wajahnaa Magaalada Muqdisho.
Wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir ayaa qoraal uu ku daabacay bartiisa Facebook ku sheegay in markabkaan oo dabaylaha badda kaga soo gabbaday xeebaha degmada Bareeda baaritaan lagu samayn doono waxa saaran bulshadana lala wadaagi doono xogtiisa rasmiga ah.

19/07/2025

Wasiir Fiqi ayaa ka cararay Jawaabta hubka iyo Markabka ay qabatay Puntland

“Anigu Markaan waaye Wiil Soomaaliyed oo Cajiib ah ayaan guursaday Nin Ajaanib ah, lkn hada Faraaxyo badan oo Soomaali a...
19/07/2025

“Anigu Markaan waaye Wiil Soomaaliyed oo Cajiib ah ayaan guursaday Nin Ajaanib ah, lkn hada Faraaxyo badan oo Soomaali ah oo aad u wanaagsan ayaan bartay”, Gabar Soomaaliyeed.

Qaar kamid ah hubkii saarnaa Markabkii Turkiga ee Puntland qabatay oo shacabku la wareegeen.
19/07/2025

Qaar kamid ah hubkii saarnaa Markabkii Turkiga ee Puntland qabatay oo shacabku la wareegeen.

WARCUSUB: Sadex Xildhibaan oo ka tirsan baarlamaanka Puntland ayaa qoysaskoodu tahriib ku galeen qaaradda Europe sidda i...
06/05/2025

WARCUSUB: Sadex Xildhibaan oo ka tirsan baarlamaanka Puntland ayaa qoysaskoodu tahriib ku galeen qaaradda Europe sidda ilo-wareedyo kala duwan xaqiijiyeen.

Xildhibaanadaan ayaa dhaqaale tira-badan ku bixiyay qoysaskooda, si nolol ka wanaagsan mida Puntland ay u helaan, mustaqbalkana ay uga kaxeeyaan dalka marka ay shaqadu ka dhamaato.

Dhanka kale ilaa 6 Xildhibaan oo ka tirsan baarlamaanka Puntland ayaa xubno ka mid ah qoysaskooda u iibiyay sharciyo, kuwaas oo gaaray North America iyo Yurub.

Puntland gobolkee ugu weyn?
05/05/2025

Puntland gobolkee ugu weyn?

Alle ha u naxariistee, Taliye ku xigeenkii Ciidanka Nabadgelyada Waddooyinka Puntland G/dhexe Ismaaciil Xirsi Shirwac (Q...
05/05/2025

Alle ha u naxariistee, Taliye ku xigeenkii Ciidanka Nabadgelyada Waddooyinka Puntland G/dhexe Ismaaciil Xirsi Shirwac (Qabaal) ayaa ku geeriyooday magaalada Muqdisho.

Raysal wasaare xamse: “waxaan amaayaa maamulada somaliland, Puntland, iyo SSC-khatumo.”
05/05/2025

Raysal wasaare xamse: “waxaan amaayaa maamulada somaliland, Puntland, iyo SSC-khatumo.”

26/04/2025

DEG DEG: Ciidanka Puntland oo hadda toogtey ninkii Daac1SH miinooyinka ugu aasijirey Cal-miskaad.

Address

Maqasaka
Bosaso
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dal-doon Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category