Daud Ahmed

Daud Ahmed Guul-daradu waa markaad waxba isku-dayin

10 FAAIDO UGUNA FAAIDEEY DADKA KALE1=Meel Alle meel Aad joogtidba Waxaan kugula Talinaaya Weyso La'aan Hasocon, Adkaarta...
08/09/2026

10 FAAIDO UGUNA FAAIDEEY DADKA KALE

1=Meel Alle meel Aad joogtidba Waxaan kugula Talinaaya Weyso La'aan Hasocon, Adkaarta Ka sugnaatey Nabi Maxamed NNKH Haka Daalin Akhriskeeda Oo Marwalba Gabaad Ka Dhigo Rabi Ayaa Ku iLaalin Doonee insha Allah,

2=Guriga Marka Aad Ka Baxaysid Waxaad Akhrisaa Adkaartii Laga soo Guuriyey Nabigeena Suuban Scw Oo Ah
بسم الله توكلت على الله ولا حول ولا قوة إلا بالله
Wax Walbo Ku Dhibaya Ayey Kaa ilaalin Doontaa insha Allah,

3=intaad Sii Socotid Afkaaga Haka qaadin istiqfaarta oo Ah inaad Rabigaa Denbi Dhaaf Weydiisatid Sidookale Akhri Laaxoola Walaa Quwwata illaa Billaah, inaad Mashquul Tahay Ma Ahane

4=Waxaad Badisaa Salliga Nabiga Scw Waayo Salliga Nabiga Scw Wuxuu Kamid Yahay Waxyaabaha Baabi'iya Murugada Welwelka Walbahaarka iyo Wixi Lamida,

5=Haka Tagin Ama Ha dib dhigin Salaadaha Waajibka Ah Sunaduna Ha hilmaamin Salaada Qofka Tukada oo Wakhtigeeda ilaaliya iyo Midka iska Tukada un ilaahay Agtiisa isku Darajo Ma Ahan Sababtuna Waa niyadooda Kala Duwanaanshaheeda Tuko intan Laguugu Tukan)

6=Salaad Kasta oo Aad Tukatid Ataxiyaadka Gadaashiisa ILAHAY Ka Magan Gal Afar Waxyaabood Cadaabka Qabriga Masiixiddajjal Fitnadiisa Nolosha Fitnadeeda Geerida Fitnadeeda,

7=Salaad Kasta Oo Waajib Ah Gadaasheeda Akhri Aayatul-Kursi, Xadiis Ayuu Ku yiri: Nabiga Scw Qof Walbo Akhriya Aayatul-Kursi Salad Kasto Waajib Ah Gadaasheeda K**a Reebaayo Gelida Jannada Geeri Ma Ahane

8=Akhri Adkaartan Subixii AMA Galabtii
اللهم أنت ربي لا إله إلا أنت, خلقتني وأنا عبدك وأنا على عهدك ووعدك ما استطعت أعوذ بك من شر ما صنعت أبوء لك بنعمتك علي وأبوء بذنبي فاغفر لي فإنه لا يغفر الذنوب إلا أنت.
Nabiga Scw Xadiis Ayuu Ku Yiri: Qofkii Akhriya Adkaartan Subixii Ama Galabtii Asigoo Yaqiinsan isla Habeenkaasna Dhinta Jannada Ayuu Galayaa,

9=Waxaad Badisa Akhriska Adkaartan
حسبي الله لا إله إلا هو عليه توكلت وهو رب العرش العظيم (سبع مرات)
Rasuulkii ILAHAY NNKH Wuxuu Yiri: Adkaartan Subixii Ama Galabtii Qofkii Akhriya 7,Mar ILAHAY Wuxuu Ka Kaafinaya Hamigiisa oo Kamid Ah Arimaha Aduun iyo Aakhiro,

10=Kurbo Ama Culeys iyo Dhib Hadaad Dareentid Akhriso Adkaartan,
لا إله إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين.
Waa Ducadii Nabi Yoonis Cs Uu Ku Duceystey Markuu Nibirigu Liqey, Rasuulkeena Scw Wuxuu Yiri: Ducadan Kuma Duceysto Qof Muslim Ah illaa Haduu Ku Duceysto Allah Ayaa Ka Ajiibaya Baryadiisa,

CIID MUBARAK Dhamaan umada muslimiinta ah gaar ahaan bulsho weynta Somaliyed " Farxad iyo caafimaad ku ciidda meel kasto...
26/05/2026

CIID MUBARAK

Dhamaan umada muslimiinta ah gaar ahaan bulsho weynta Somaliyed
" Farxad iyo caafimaad ku ciidda meel kastoo aad joogtaan "
alle ayaa mahad iska alle caafimaad iyo nabad qab ina ku soo gaadhsiiyay inaan caawa ciidul adxaa isagu tahniyadayno.

Alle waxaan ka baryayaa inuu caafimaad nagu gaadhsiiyo ciidan ciideeda kale.

الحَمْـدُ لِلّهِ الّذي أَحْـيانا بَعْـدَ ما أَماتَـنا وَإليه النُّـشورMahad waxaa iska leh allihii na nooleeyay intuu na...
23/05/2026

الحَمْـدُ لِلّهِ الّذي أَحْـيانا بَعْـدَ ما أَماتَـنا وَإليه النُّـشور
Mahad waxaa iska leh allihii na nooleeyay intuu na oofsaday kadib, xaggiisuuna ahaaday soo bixitaanku(maalinta qiyaamaha)

Ha xaasidin qof kale, xaasidnimodu waxay xumeysaa nolosha quruxdeeda.
23/05/2026

Ha xaasidin qof kale, xaasidnimodu waxay xumeysaa nolosha quruxdeeda.

16/05/2026
09/05/2026

Waan idin salamay asaxaabta

Address

Bosaaso Puntland
Bosaso
2525

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daud Ahmed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share