HitAcademy

HitAcademy Empowering youth to learn digital skills, grow careers, and create opportunities.

๐—™๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ฎ๐—ฑ ๐— ๐˜‚๐—ต๐—ถ๐—ถ๐—บ ๐—ฎ๐—ต ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ผ๐—ผ๐—ด๐˜‚ ๐˜๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐˜† ๐—š๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฐ๐˜€๐—ฎ๐˜๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—•๐˜‚๐—ฟ๐—ฐ๐—ผ!Qaar ka mid ah ganacsatada magaalada Burco ayaa loo qabanayaa taba...
15/04/2026

๐—™๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ฎ๐—ฑ ๐— ๐˜‚๐—ต๐—ถ๐—ถ๐—บ ๐—ฎ๐—ต ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ผ๐—ผ๐—ด๐˜‚ ๐˜๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐˜† ๐—š๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฐ๐˜€๐—ฎ๐˜๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—•๐˜‚๐—ฟ๐—ฐ๐—ผ!

Qaar ka mid ah ganacsatada magaalada Burco ayaa loo qabanayaa tababar qiimo badan oo ku saabsan โ€œ๐—ฆ๐—ผ๐—ฐ๐—ถ๐—ฎ๐—น ๐— ๐—ฒ๐—ฑ๐—ถ๐—ฎ ๐— ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฒ๐˜๐—ถ๐—ป๐—ด ๐—ณ๐—ผ๐—ฟ ๐—•๐˜‚๐˜€๐—ถ๐—ป๐—ฒ๐˜€๐˜€๐—ฒ๐˜€โ€, kuwaas oo h**e uga qayb qaatay xog-ururin ay samaysay shirkadda HitDesigns.

๐—ง๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ๐—ป ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ ๐˜‚๐˜‚ ๐˜€๐—ถ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ ๐—ฎ๐—ต ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜‚ ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ:
โœ… Sida ganacsigaaga loogu suuq-geeyo baraha bulshada si xirfad leh
โœ… Sida loo kordhiyo macaamiisha (customer growth)
โœ… Farsamooyin casri ah oo lagu kordhiyo iibka (sales)

Tababarkan waxa uu ka dhashay daraasad dhab ah oo ay samaysay HitDesigns, si loo fahmo baahiyaha ganacsatada loona keeno xalal wax ku ool ah oo natiijo leh.
Waa fursad dahabi ah oo aad ku horumarin karto ganacsigaaga, kuna gaadhi karto heer ka sarreeya tartanka suuqa maanta!

๐— ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฐ๐—ฒ๐—น๐—ถ๐—ป ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—š๐˜‚๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฑMachadka HitAcademy ayaa xalay soo xidhay tababarkii laba maalmood socday ee โ€œMarketing Planning ...
12/03/2026

๐— ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฐ๐—ฒ๐—น๐—ถ๐—ป ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—š๐˜‚๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฑ
Machadka HitAcademy ayaa xalay soo xidhay tababarkii laba maalmood socday ee โ€œMarketing Planning for Marketers Professionalsโ€, kaas oo loo qabtay shaqaalaha shirkadda HitDesigns si kor loogu qaado xirfadaha qorshaynta suuq-geynta iyo fahamka istaraatiijiyadda marketing-ka.

Sidoo kale, HitAcademy iyo Hitdesigns waxay si gaar ah ugu mahadcelinayaan tababar bixiyaha Muse M. Osman , oo door weyn ka qaatay qabsoomidda iyo guusha tababarkan.

๐— ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฒ๐˜๐—ถ๐—ป๐—ด ๐—ฃ๐—น๐—ฎ๐—ป๐—ป๐—ถ๐—ป๐—ด ๐—ณ๐—ผ๐—ฟ ๐— ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฒ๐˜๐—ฒ๐—ฟ๐˜€ ๐—ฃ๐—ฟ๐—ผ๐—ณ๐—ฒ๐˜€๐˜€๐—ถ๐—ผ๐—ป๐—ฎ๐—น๐˜€ (๐—ฆ๐—ต๐—ผ๐—ฟ๐˜ ๐—–๐—ผ๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ฒ)HitAcademy  waxay sii waddaa dadaalka ay ku horumarinayso x...
10/03/2026

๐— ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฒ๐˜๐—ถ๐—ป๐—ด ๐—ฃ๐—น๐—ฎ๐—ป๐—ป๐—ถ๐—ป๐—ด ๐—ณ๐—ผ๐—ฟ ๐— ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฒ๐˜๐—ฒ๐—ฟ๐˜€ ๐—ฃ๐—ฟ๐—ผ๐—ณ๐—ฒ๐˜€๐˜€๐—ถ๐—ผ๐—ป๐—ฎ๐—น๐˜€ (๐—ฆ๐—ต๐—ผ๐—ฟ๐˜ ๐—–๐—ผ๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ฒ)

HitAcademy waxay sii waddaa dadaalka ay ku horumarinayso xirfadaha iyo aqoonta shaqaalaha. Maanta waxaanu siinayna tababarkii labaad shaqaalaha shirkadda HitDesigns, kaas oo diiradda saaraya Marketing Planning for Marketers Professionals.

Mac-hadka HitAcademy ayaa guddoonsiiyey shahaadooyin hawl-wadeennada HitDesigns kuwaas oo si firfircoon uga qayb qaatay ...
06/03/2026

Mac-hadka HitAcademy ayaa guddoonsiiyey shahaadooyin hawl-wadeennada HitDesigns kuwaas oo si firfircoon uga qayb qaatay โ€œ๐—ฃ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐—ฐ๐—ถ๐—ฝ๐—น๐—ฒ๐˜€ ๐—ผ๐—ณ ๐—š๐—ฟ๐—ฎ๐—ฝ๐—ต๐—ถ๐—ฐ ๐——๐—ฒ๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ป ๐— ๐—ฎ๐˜€๐˜๐—ฒ๐—ฟ๐—ฐ๐—น๐—ฎ๐˜€๐˜€.โ€ Tababarkan heer sare ah ayaa diiradda saarayay fahamka aasaaska naqshadaynta, horumarinta xirfadaha hal-abuurka, iyo abuurista naqshado casri ah oo xirfadaysan.

๐—” ๐—ง๐—ฟ๐—ฎ๐—ถ๐—ป๐—ถ๐—ป๐—ด ๐—ฃ๐—ฟ๐—ผ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐—ผ๐—ป ๐˜๐—ต๐—ฒ ๐—ฃ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐—ฐ๐—ถ๐—ฝ๐—น๐—ฒ๐˜€ ๐—ผ๐—ณ ๐—š๐—ฟ๐—ฎ๐—ฝ๐—ต๐—ถ๐—ฐ ๐——๐—ฒ๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ป ๐—ณ๐—ผ๐—ฟ ๐—›๐—ถ๐˜๐——๐—ฒ๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ป๐˜€ ๐—˜๐—บ๐—ฝ๐—น๐—ผ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐˜€.HitAcademy ayaa tababar heerkiisu sarree...
04/03/2026

๐—” ๐—ง๐—ฟ๐—ฎ๐—ถ๐—ป๐—ถ๐—ป๐—ด ๐—ฃ๐—ฟ๐—ผ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐—ผ๐—ป ๐˜๐—ต๐—ฒ ๐—ฃ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐—ฐ๐—ถ๐—ฝ๐—น๐—ฒ๐˜€ ๐—ผ๐—ณ ๐—š๐—ฟ๐—ฎ๐—ฝ๐—ต๐—ถ๐—ฐ ๐——๐—ฒ๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ป ๐—ณ๐—ผ๐—ฟ ๐—›๐—ถ๐˜๐——๐—ฒ๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ป๐˜€ ๐—˜๐—บ๐—ฝ๐—น๐—ผ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐˜€.

HitAcademy ayaa tababar heerkiisu sarreeyo u qabatay ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐‡๐ข๐ญ๐ƒ๐ž๐ฌ๐ข๐ ๐ง๐ฌ, kaas oo si gaar ah diiradda u saarayey ๐๐ซ๐ข๐ง๐œ๐ข๐ฉ๐ฅ๐ž๐ฌ ๐จ๐Ÿ ๐†๐ซ๐š๐ฉ๐ก๐ข๐œ ๐ƒ๐ž๐ฌ๐ข๐ ๐ง. Tababarkan oo socday laba maalmood oo xidhiidha ayaa ahaa mid aqoon-dhis iyo xirfad-kobcin isugu jiray, laguna falanqeeyey mabaadiโ€™da aasaasiga ah ee naqshadaynta sida: ๐›๐š๐ฅ๐š๐ง๐œ๐ž, ๐œ๐จ๐ง๐ญ๐ซ๐š๐ฌ๐ญ, ๐š๐ฅ๐ข๐ ๐ง๐ฆ๐ž๐ง๐ญ, ๐ก๐ข๐ž๐ซ๐š๐ซ๐œ๐ก๐ฒ ๐ข๐ฒ๐จ ๐œ๐จ๐ฅ๐จ๐ซ ๐ญ๐ก๐ž๐จ๐ซ๐ฒ.

Shaqaaluhu waxay heleen faham qoto dheer oo ku saabsan sida fikradaha hal-abuurka leh loogu beddelo naqshado tayo sare leh oo waafaqsan baahida macaamiisha iyo suuqa.

Ugu dambayn, tababarku wuxuu ku soo xidhmay jawi dhiirrigelin leh, iyadoo la isla fahmay muhiimadda joogtaynta barashada iyo horumarinta xirfadaha si loo xaqiijiyo heer sare oo shaqo iyo hal-abuurnimo joogto ah.

"๐—›๐—ผ๐˜†๐—ด๐—ฎ ๐˜๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ณ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ฐ๐—ฎ๐˜€๐—ฟ๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต"

๐—ฆ๐—ฎ๐˜„๐—ถ๐—ฟ๐—ผ: ๐—ค๐—ฎ๐˜†๐—ฏ๐˜ii ๐Ÿญ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ | ๐— ๐—ฒ๐˜๐—ฎ ๐—”๐—ฑ๐˜€ ๐— ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐—ฒ๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜ ๐—ง๐—ฟ๐—ฎ๐—ถ๐—ป๐—ถ๐—ป๐—ด8/1/2026 ayuu si rasmi ah inoogu furmay tababarkii ๐— ๐—ฒ๐˜๐—ฎ ๐—”๐—ฑ๐˜€ ๐— ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐—ฒ๐—บ๐—ฒ๐—ป...
11/01/2026

๐—ฆ๐—ฎ๐˜„๐—ถ๐—ฟ๐—ผ: ๐—ค๐—ฎ๐˜†๐—ฏ๐˜ii ๐Ÿญ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ | ๐— ๐—ฒ๐˜๐—ฎ ๐—”๐—ฑ๐˜€ ๐— ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐—ฒ๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜ ๐—ง๐—ฟ๐—ฎ๐—ถ๐—ป๐—ถ๐—ป๐—ด
8/1/2026 ayuu si rasmi ah inoogu furmay tababarkii ๐— ๐—ฒ๐˜๐—ฎ ๐—”๐—ฑ๐˜€ ๐— ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐—ฒ๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜. Maalintii 1aad waxa diiradda la saaray qaybta theory-ga ah, halkaas oo lagu bartay aasaaska xayeysiinta Meta, fahamka nidaamka xayeysiinta, iyo sida loo dhiso aragti suuq-geyn oo sax ah. Tababarkan qiimaha leh waxa inoo qabtay Guddoomiyaha HitDesigns, Eng. Daud Abdikarim Jama, kaas oo si xeel dheer oo waayo-aragnimo ku dheehan tahay u gudbiyay tababarka.

๐— ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ผ๐—ด๐˜๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜†?Tababar qiimo iyo aqoonba leh ayaa bari oo Khamiis ah qabsoomi doona, Saacaddu marka ay tahay 6:30 fiidni...
07/01/2026

๐— ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ผ๐—ด๐˜๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜†?
Tababar qiimo iyo aqoonba leh ayaa bari oo Khamiis ah qabsoomi doona, Saacaddu marka ay tahay 6:30 fiidnimo (Maqrib).

Tababarkan faaโ€™iidada badan waxa si wadajir ah u soo abaabulay
Shirkadda HitDesigns iyo Jaamacadda Abaarso.

kuwaas oo mar walba hormuud u ah kobcinta xirfadaha iyo hal-abuurka dhalinyarada.

๐“๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐๐ข๐ฅ๐š๐š๐ฌ๐ก ๐š๐ก - ๐…๐ฎ๐ซ๐ฌ๐š๐ ๐€๐š๐ง ๐Œ๐š๐ซ ๐Š๐š๐ฅ๐ž ๐’๐จ๐จ ๐๐จ๐ช๐จ๐ง ๐๐จ๐จ๐ง๐ข๐ง!๐—›๐—ถ๐˜๐—”๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐—บ๐˜† oo kaashanaysa shirkadda ๐—›๐—ถ๐˜๐—ฑ๐—ฒ๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ป Iyo Jaamacadda A...
05/01/2026

๐“๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐๐ข๐ฅ๐š๐š๐ฌ๐ก ๐š๐ก - ๐…๐ฎ๐ซ๐ฌ๐š๐ ๐€๐š๐ง ๐Œ๐š๐ซ ๐Š๐š๐ฅ๐ž ๐’๐จ๐จ ๐๐จ๐ช๐จ๐ง ๐๐จ๐จ๐ง๐ข๐ง!

๐—›๐—ถ๐˜๐—”๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐—บ๐˜† oo kaashanaysa shirkadda ๐—›๐—ถ๐˜๐—ฑ๐—ฒ๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ป Iyo Jaamacadda Abaarso waxay kugu wargalinaysa inay qaban doonto tababar muhim u ah Bulsho waynta reer Burco.

Ma doonaysa inad horumariso Xirfadaada aqooneed ee ku saabsan barashada ๐— ๐—ฒ๐˜๐—ฎ ๐—”๐—ฑ๐˜€ ๐— ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐—ฒ๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜?

Waxay ๐—›๐—ถ๐˜๐—”๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐—บ๐˜† ku soo xushay Tababar ka haqabtiraya wax walba oo ku saabsan sida loo helo xayaysiin guulaysata.

Faahfaahinta Koorsada:
๐Ÿ—“๏ธ ๐™ˆ๐™–๐™–๐™ก๐™ข๐™–๐™๐™–: Khamiis iyo Jimce
๐Ÿ“๐™‚๐™ค๐™ค๐™—๐™ฉ๐™ช: Abaarso Hall
โณ ๐™ˆ๐™ช๐™™๐™™๐™–๐™™๐™–: 2 Cisho
๐Ÿ“… ๐˜ฝ๐™ž๐™ก๐™–๐™–๐™—๐™–๐™จ๐™๐™–๐™™๐™–: 8-da Jan 2026
๐Ÿ•“ ๐™’๐™–๐™ฆ๐™ฉ๐™ž๐™œ๐™–: 6:30 maqrimnimo
๐…๐š๐๐ฅ๐š๐ง ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐›๐ข๐ข๐ซ ๐–๐ก๐š๐ญ๐ฌ๐€๐ฉ๐ฉ ๐†๐ซ๐จ๐ฎ๐ฉ๐ค๐š๐ง:
https://chat.whatsapp.com/CZQ5BEb6R2oETdHQN9aNto
๐–๐š๐ฑ๐ข๐ข ๐ฐ๐š๐ซ๐›๐ข๐ฑ๐ข๐ง ๐ž๐ž ๐๐ก๐ž๐ž๐ซ๐š๐š๐ ๐š๐ก ๐–๐ก๐š๐ญ๐ฌ๐€๐ฉ๐ฉ ๐ง๐ฎ๐ฆ๐›๐ž๐ซ๐ค๐š๐ง ๐ก๐จ๐จ๐ฌ ๐ค๐ฎ ๐ช๐จ๐ซ๐š๐ง: +๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ ๐Ÿ”๐Ÿ‘๐Ÿ•๐Ÿ•๐Ÿ๐Ÿ’๐Ÿ๐Ÿ”๐Ÿ‘.

๐—ข๐—ด๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ถ๐—ถ๐˜€ ๐— ๐˜‚๐—ต๐—ถ๐—ถ๐—บ ๐—ฎ๐—ตHit Academy waxay idiin soo wadaa Course Cusub. Haddii aad diyaar u tahay inaad kor u qaaddo xirfadaha...
21/12/2025

๐—ข๐—ด๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ถ๐—ถ๐˜€ ๐— ๐˜‚๐—ต๐—ถ๐—ถ๐—บ ๐—ฎ๐—ต
Hit Academy waxay idiin soo wadaa Course Cusub. Haddii aad diyaar u tahay inaad kor u qaaddo xirfadahaaga iyo fursadahaaga nololeed.
๐‹๐š ๐ฌ๐จ๐œ๐จ ๐‡๐ข๐ญ ๐€๐œ๐š๐๐ž๐ฆ๐ฒ










Address

Burco

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when HitAcademy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share