HitDesigns

HitDesigns HitDesigns is a digital marketing agency that offers Social Media Poster bundles and Graphic design.
(4)

We help businesses elevate their visual identity with innovative and eye-catching designs.

13/06/2026

𝐑𝐮𝐧𝐭𝐮 𝐰𝐚𝐚 𝐭𝐚𝐧 ?

Haddii ganacsigaagu aanu ka muuqan baraha bulshada,
wuxuu ka qarsoonyahay macaamiishaada.Suuq-genta baraha bulshadu waxy dhistaa wacyi (brand awareness), , kordhisaa iibka ama sales ka , waxayna abuurtaa bulshooyin daacad ah oo ku wareegsan adeegyadaada ama badeecadahaaga

12/06/2026

𝐇𝐢𝐭𝐃𝐞𝐬𝐢𝐠𝐧𝐬 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐪𝐚𝐲𝐛 𝐦𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦 𝐚𝐡 𝐤𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐝𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐟𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐪𝐚𝐥𝐢𝐧-𝐣𝐚𝐛𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐞𝐞 𝐊𝐮𝐰𝐚𝐢𝐭 𝐓𝐞𝐜𝐡𝐧𝐢𝐜𝐚𝐥 𝐈𝐧𝐬𝐭𝐢𝐭𝐮𝐭𝐞 𝐁𝐮𝐫𝐚𝐨🎓.

Anagoo ah Shirkadda HitDesigns , waxaa sharaf iyo farxad weyn noo ah inaanu qayb muhiim ah ka qaadanay xafladda qalin-jabinta ee Kuwait Technical Institute BURAO. Waxaanan machadka kala shaqaynay diyaarinta iyo naqshadaynta dhammaan designnada xafladda, annagoo xooga saarnay tayada, hal-abuurka iyo soo bandhigidda muuqaal ka tarjumaya qiimaha iyo heerka munaasibaddan gaarka ah.

Waxaanan si weyn ugu mahadcelinaynaa kalsoonida ay nagu aamineen, waxaana hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan ardaydii ka qalin-jabisay ee guushan taariikhiga ah gaadhay. Waxaanan u rajaynaynaa mustaqbal ifaya oo ay ku gaadhaan himilooyinkooda iyo yoolalkooda nololeed.

📩 Nala soo xidhiidh hada si aanu u bilowno guushaada:
🌐 www.hitdesigns.net


HitDesigns – Hal-abuur, tayo iyo naqshad heer sare ah.

𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧𝐮 𝐤𝐮 𝐟𝐚𝐫𝐚𝐱𝐬𝐚𝐧𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧𝐚𝐚𝐧𝐮 𝐢𝐝𝐢𝐧𝐥𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚𝐚𝐠𝐧𝐨 𝐢𝐧 𝐚𝐚𝐧𝐮 𝐠𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚𝐧 Cabdi Xayd Money Exchange 𝐮 𝐜𝐮𝐬𝐛𝐨𝐨𝐧𝐚𝐲𝐬𝐢𝐢𝐧𝐚𝐲 𝐚𝐬𝐭𝐚𝐚𝐧𝐭𝐢𝐢𝐬...
08/06/2026

𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧𝐮 𝐤𝐮 𝐟𝐚𝐫𝐚𝐱𝐬𝐚𝐧𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧𝐚𝐚𝐧𝐮 𝐢𝐝𝐢𝐧𝐥𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚𝐚𝐠𝐧𝐨 𝐢𝐧 𝐚𝐚𝐧𝐮 𝐠𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚𝐧 Cabdi Xayd Money Exchange 𝐮 𝐜𝐮𝐬𝐛𝐨𝐨𝐧𝐚𝐲𝐬𝐢𝐢𝐧𝐚𝐲 𝐚𝐬𝐭𝐚𝐚𝐧𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚, 𝐚𝐦𝐚 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚𝐝𝐚 𝐠𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐢𝐢𝐬𝐚𝐧.

📩 Nala soo xidhiidh hada si aanu u bilowno guushaada:
🌐 www.hitdesigns.net

𝘂𝗺𝗰𝗮 𝗠𝘂𝗯𝗮𝗿𝗮𝗸!📩 Nala soo xidhiidh hada si aanu u bilowno guushaada:🌐 www.hitdesigns.net 🕌
05/06/2026

𝘂𝗺𝗰𝗮 𝗠𝘂𝗯𝗮𝗿𝗮𝗸!

📩 Nala soo xidhiidh hada si aanu u bilowno guushaada:
🌐 www.hitdesigns.net
🕌

𝗝𝘂𝗺𝗰𝗮 𝗠𝘂𝗯𝗮𝗿𝗮𝗸!Dhammaan macaamiisheena qaaliga ah, HitDesigns waxay idiin rajaynaysaa Jumco barakaysan oo kheyr iyo farxa...
29/05/2026

𝗝𝘂𝗺𝗰𝗮 𝗠𝘂𝗯𝗮𝗿𝗮𝗸!
Dhammaan macaamiisheena qaaliga ah, HitDesigns waxay idiin rajaynaysaa Jumco barakaysan oo kheyr iyo farxad leh.

📩 Nala soo xidhiidh hada si aanu u bilowno guushaada:
🌐 www.hitdesigns.net

🕌

𝐂𝐢𝐢𝐝𝐮𝐥 𝐀𝐝𝐱𝐚𝐚 𝐰𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧!HitDesigns waxay dhammaan Muslimiinta iyo macaamiisha qiimaha badan ugu hambalyeynaysaa Ciidul Ad...
26/05/2026

𝐂𝐢𝐢𝐝𝐮𝐥 𝐀𝐝𝐱𝐚𝐚 𝐰𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧!

HitDesigns waxay dhammaan Muslimiinta iyo macaamiisha qiimaha badan ugu hambalyeynaysaa Ciidul Adxaa. Ciid wanaagsan, farxad iyo barwaaqo alle ha inoogu dhameeyo , Acmaashii wanaagsaneyd ee aynu soo wadneyna alle ahaynaga aqbalo dhamaanteenba.

Markastana aynu joogtayno oo aynu weyneyno xuska alle.
لا إله إلا الله وحده لا شريك له، له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير

📩 Nala soo xidhiidh hada si aanu u bilowno guushaada:
🌐 www.hitdesigns.net

𝐑𝐚𝐬𝐮𝐮𝐥𝐤𝐚 𝐀𝐥𝐥𝐞 (ﷺ) 𝐰𝐮𝐱𝐮𝐮 𝐲𝐢𝐫𝐢:“أفضل الدعاء دعاء يوم عرفة، وأفضل ما قلت أنا والنبيون من قبلي:“Ducada ugu fadliga badan waa...
26/05/2026

𝐑𝐚𝐬𝐮𝐮𝐥𝐤𝐚 𝐀𝐥𝐥𝐞 (ﷺ) 𝐰𝐮𝐱𝐮𝐮 𝐲𝐢𝐫𝐢:

“أفضل الدعاء دعاء يوم عرفة، وأفضل ما قلت أنا والنبيون من قبلي:
“Ducada ugu fadliga badan waa ducada maalinta Carafo, waxaana ugu fadli badan wixii aan anigu iri iyo Nabiyadii iga horreeyey:

لا إله إلا الله وحده لا شريك له، له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير.”
“Ma jiro ilaah xaq lagu caabudo Alle mooyee, keligiis, shariikna ma laha. Isaga ayaa leh boqortooyada, Isaga ayaana mudan mahad oo dhan, wax walbana wuu awoodaa.”

📩 Nala soo xidhiidh hada si aanu u bilowno guushaada:
🌐 www.hitdesigns.net

𝗝𝘂𝗺𝗰𝗮 𝗠𝘂𝗯𝗮𝗿𝗮𝗸!Dhammaan macaamiisheena qaaliga ah, HitDesigns waxay idiin rajaynaysaa Jumco barakaysan oo kheyr iyo farxa...
22/05/2026

𝗝𝘂𝗺𝗰𝗮 𝗠𝘂𝗯𝗮𝗿𝗮𝗸!
Dhammaan macaamiisheena qaaliga ah, HitDesigns waxay idiin rajaynaysaa Jumco barakaysan oo kheyr iyo farxad leh.

🕌

𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧 𝐝𝐡𝐢𝐬𝐧𝐚𝐚 𝐛𝐫𝐚𝐧𝐝𝐬 𝐥𝐞𝐡 𝐮𝐣𝐞𝐞𝐝𝐝𝐨, 𝐦𝐮𝐮𝐪𝐚𝐚𝐥 𝐜𝐚𝐬𝐫𝐢 𝐚𝐡, 𝐢𝐲𝐨 𝐚𝐪𝐨𝐨𝐧𝐬𝐢 𝐝𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐦𝐚𝐬𝐤𝐚𝐱𝐝𝐨𝐨𝐝𝐚 𝐤𝐮 𝐡𝐚𝐝𝐡𝐚𝐲𝐚!📩 Nala soo xidhiidh hada s...
20/05/2026

𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧 𝐝𝐡𝐢𝐬𝐧𝐚𝐚 𝐛𝐫𝐚𝐧𝐝𝐬 𝐥𝐞𝐡 𝐮𝐣𝐞𝐞𝐝𝐝𝐨, 𝐦𝐮𝐮𝐪𝐚𝐚𝐥 𝐜𝐚𝐬𝐫𝐢 𝐚𝐡, 𝐢𝐲𝐨 𝐚𝐪𝐨𝐨𝐧𝐬𝐢 𝐝𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐦𝐚𝐬𝐤𝐚𝐱𝐝𝐨𝐨𝐝𝐚 𝐤𝐮 𝐡𝐚𝐝𝐡𝐚𝐲𝐚!

📩 Nala soo xidhiidh hada si aanu u bilowno guushaada:
🌐 www.hitdesigns.net

Address

Anywhere & Anytime
Nairobi

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when HitDesigns posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share