Macaash Business Group

Macaash Business Group Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Macaash Business Group, Advertising/Marketing, Burco somaliland, saldhiga dhexe kasoo horjedkiisa ama qaybta onlinenka; mobile +252634058183 or whatsUpp +252654058183, Burco.

Macash Business , waa meherado ganacsi oo ka ganacsada iibinta waxyaabaha la xidho ee loo yaqaano fashion/Tyler oo kala duwan, waxyaabaha ugu badan waxanu ku iibinaa si online ah, waxay ku taala meherada saldhiga dhexe agtisa

26/07/2026

Habeen wanaagsan ehel iyo asxaabta dhammaan muslimiinta

04/07/2026

Masha allaah waxaan Illaahay ku mahadinayna inu noo suurta galiyay hawlo shaqo iyo kuwa waxbarasho wakhti dheer kadib marka labaad waxan Rabaa inan umahad celiyo zxb Axmed Nuux iyo bahda halwadeenada ee nagala shaqeeyey waa ku mahadsan tihiin dhammaan tiin

Masha allaah
03/07/2026

Masha allaah

01/07/2026
23/08/2024

Raysal wasaaraha Somaliya Ayaa Cadeeyay In is badalka Somaliland ka dhacay Doorashada Madaxwaynaha Cusub ee Soo bixi doonaa Fulin Doono Midnimada somaliya.

Hadaba su.aasha jimcaha Saddex murashax Ee doorashada madaxtinimada Somaliland Waxa Ku loolaamaya Kulmiye Party Waddani Party Iyo xisbiga Ucid Hadaa Keebaa Fulinaya Ayaa ujeedka somaliya ahaa.

Cabdiraxmaan Cirro

Muse Bihi Abdi

Faysal Cali Waraabe

JAWAABTAADU waa Muhiim

Address

Burco Somaliland, Saldhiga Dhexe Kasoo Horjedkiisa Ama Qaybta Onlinenka; Mobile +252634058183 Or WhatsUpp +252654058183
Burco
252

Opening Hours

Monday 08:00 - 00:00
Tuesday 08:00 - 00:00
Wednesday 08:00 - 00:00
Thursday 08:00 - 23:00
Saturday 08:00 - 00:00
Sunday 08:00 - 00:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Macaash Business Group posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share