Daruuri Jet

Daruuri Jet Daruuri jet is a branding and printing Company based in Erigavo Sanag. It was established in 2021

29/03/2026

Ka samayso Daruuri Jet Invitations Casri oo munaasibadaada u qalma😍

✨ **Ciid Mubaarak!** πŸŒ™πŸŽ‰Shirkadda Daruurijet waxay si kal iyo laab ah ugu hambalyaynaysaa dhammaan macaamiisheeda, saaxii...
19/03/2026

✨ **Ciid Mubaarak!** πŸŒ™πŸŽ‰

Shirkadda Daruurijet waxay si kal iyo laab ah ugu hambalyaynaysaa dhammaan macaamiisheeda, saaxiibbadeeda, iyo bulshada Muslimiinta meel kasta oo ay joogaan munaasabadda barakaysan ee **Ciid al-Fitr**.

Waxaan idiin rajaynaynaa ciid farxad, nabad, iyo barwaaqo leh. Mahadsanidiin kalsoonida aad mar walba na siiseen – idinkaa sabab u ah horumarka Daruurijet.

**Ciid Mubaarak!** 🀍
β€” *Daruurijet

03/03/2026

Ka Dalbo dookhaaga Daruuri Jet

03/03/2026

Qaari Cabdullaahi Sh. Jaamac Saalax oo ah guulaystihii kaalinta koowaad u galay tartankii Quraanka ee Heer Qaran ee Sannadka 2026, isla markaana ah Senior Graphic design ka tirsan shirkadda Daruuri Jet ayaa ka mahad celiyey sida diirran ee loo soo dhaweeyey isagoo si gaara u xusay maamulka Shirkadda Daruurijet.
Sidoo kale guud ahaan shirkaddu waxay hambalyay Guushaa taariikhiga ah ee uu Cabdullaahi gobolka u soo hooyey.

Bahda Daruuuri Jet waxay hambalyo iyo bogaadin diirran u dirayaan Cabdilaahi Shiikh Jaamac oo ku guulaystay Tartanka Qur...
26/02/2026

Bahda Daruuuri Jet waxay hambalyo iyo bogaadin diirran u dirayaan Cabdilaahi Shiikh Jaamac oo ku guulaystay Tartanka Quraanka Kariimka ee Madaxweynaha JSL. Guushan qiimaha badan waa mid ka tarjumaysa dadaal, karti iyo waqti badan oo uu geliyay barashada iyo xifdinta Kitaabka Alle.

πŸŒ™ Daruuri Jet waxay hambalyo u diraysaa macaamiisheeda qiimaha leh πŸŒ™Macaamiisha sharafta leh ee Daruuri Jet,waxaan idiin...
17/02/2026

πŸŒ™ Daruuri Jet waxay hambalyo u diraysaa macaamiisheeda qiimaha leh πŸŒ™

Macaamiisha sharafta leh ee Daruuri Jet,
waxaan idiinku hambalyeynaynaa munaasabadda bisha barakaysan ee Ramadaan.

Ilaahay ha idiinka dhigo bil naxariis, cafis, iyo barako leh.
Ha idinka aqbalo soonka, salaadda, iyo dhammaan camalka wanaagsan.

✨ Ramadan Mubarak ✨
β€” Daruuri Jet

Jimce Wanaagsan Dhammaan Macaamiisha
29/01/2026

Jimce Wanaagsan Dhammaan Macaamiisha

21/01/2026
Daruuri ugu kalay Daabacad Tayo leh iyo Qiimo Jaban
18/01/2026

Daruuri ugu kalay Daabacad Tayo leh iyo Qiimo Jaban

08/01/2026

Ka Daabaco Daruuri Jet
πŸ’ Meher
πŸ‘°β€β™€οΈ Aroos
🎊 Xafladaha gaarka ah

Waxaan kuu diyaarinaynaa naqshad qurux badan + daabacad tayo sare leh ✨

31/12/2025

Sannad Cusub oo Wanagsan Dhammaan Macaamiisha

Waxaan sharaf weyn u aragnaa inaan qayb ka noqonnay qurxinta iyo daabacaadda agabka xafladda qalin-jabinta ee British Co...
30/12/2025

Waxaan sharaf weyn u aragnaa inaan qayb ka noqonnay qurxinta iyo daabacaadda agabka xafladda qalin-jabinta ee British College Erigavo.
Hambalyo dhammaan ardayda qalin-jabisay, mustaqbal ifaya ayaan idiin rajaynaynaa.

Address

Street 7
Erigavo

Opening Hours

Monday 07:30 - 21:00
Tuesday 07:30 - 21:00
Wednesday 07:30 - 21:00
Thursday 07:30 - 21:00
Friday 16:00 - 21:00
Saturday 07:30 - 21:00
Sunday 07:30 - 21:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daruuri Jet posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share