Joohaar___Media

Joohaar___Media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Joohaar___Media, Social Media Agency, Gaalkacyo.

24/01/2026

Dawladda somalia oo Dhawan ku dhawaaqday madasha wadatashiga Qaranka somaliyeed kuna martigalisay madasha mucaaradka oo ay Hogaaminayaan farmaajo, Dani, iyo Madoobe ayaan wali wax wara laga Hayn.

08/11/2025

Abuukaate Gabar ah

Galmudug oo noqotay Soomaalidii u horreysey ee tahniyad u dirta duqa la doortay Minneapolis Frey, iyada oo tahniyad uu d...
05/11/2025

Galmudug oo noqotay Soomaalidii u horreysey ee tahniyad u dirta duqa la doortay Minneapolis Frey, iyada oo tahniyad uu direy maayirka Gaalkacayo.

Hambalyo Jakop frey ayaa noqday mayorka cusub markiisii 2aad
05/11/2025

Hambalyo Jakop frey ayaa noqday mayorka cusub markiisii 2aad

KENYA: Guddiga Farsamada ee Golaha Mustaqbalka Soomaaliya oo ay ku midaysan yihiin Puntland, Jubbaland & Madasha Mucaari...
05/11/2025

KENYA: Guddiga Farsamada ee Golaha Mustaqbalka Soomaaliya oo ay ku midaysan yihiin Puntland, Jubbaland & Madasha Mucaaridka ayaa maanta shir uga furmay magaalada Nairobi, iyaga oo qorsheeyey in badhtamaha bishan November ay shirka guud ee golaha ku yeeshaan magaalada Kismaayo ee Jubbaland — ILO.

Madaxweyne Deni iyo Madaxweyne h**e JFS, Shariif ayaa lagu wadaa in loo doorto hoggaan Golaha Mustaqbalka Soomaaliya oo doonaya in ay ka hortagaan wax-ka-beddelka dastuurka & doorashooyinka tooska ah ee Villa Somalia.

Deegaanka Salax ee degmada Jariiban gobolka Mudug oo qiyaastii Jariiban u jira 80Km dhanka Waqooyi Galbeed ayaa waxaa ka...
03/11/2025

Deegaanka Salax ee degmada Jariiban gobolka Mudug oo qiyaastii Jariiban u jira 80Km dhanka Waqooyi Galbeed ayaa waxaa ka dhacay Kufsi Wadareed.

Maamulka deegaanka oo kaashanaya odaayasha deegaanka ayaa soo qab qabtay ilaa 3 ka mid ah dhalinyaradii Tacadiga u gaysatay gabar ku dhalatay deegaanka Salax.

Ciidanka kumandooska puntland Danab oo saaray bayaan.
03/11/2025

Ciidanka kumandooska puntland Danab oo saaray bayaan.

  Firxadka Argagixisada iyo ciidanka difaaca Puntland oo qabqabanaya.
01/11/2025

Firxadka Argagixisada iyo ciidanka difaaca Puntland oo qabqabanaya.

  "Madaxweyne Guddoomiyaha Gobolka Nugaal waxaan kugula talinayaa inaad u magacowdo shaqsi kasoo jeeda qabiilada kale ee...
01/11/2025

"Madaxweyne Guddoomiyaha Gobolka Nugaal waxaan kugula talinayaa inaad u magacowdo shaqsi kasoo jeeda qabiilada kale ee aan Nugaal degin" Taliye Muumin

X.hodan ee magalada bacadweyn ayaa markeedii ugu h**eysay taariikhda ku guuleysatay koob laga qabtay magaladakoobkan oo ...
31/10/2025

X.hodan ee magalada bacadweyn ayaa markeedii ugu h**eysay taariikhda ku guuleysatay koob laga qabtay magalada

koobkan oo ahaa koobka dhalinyarada culus ayay hanteen kooxdani

Address

Gaalkacyo

Telephone

+252906506282

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Joohaar___Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share