Muniir Hussein

Muniir Hussein Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Muniir Hussein, Gaalkacyo.

Gaalkacyo iyo Galdogob oo beri galab isku arkaya garoonka cawaale.
23/01/2026

Gaalkacyo iyo Galdogob oo beri galab isku arkaya garoonka cawaale.

Xulka Degmada Galdogob oo maanta soo garay degmada galdogob cupki oo soo hoyday
30/11/2025

Xulka Degmada Galdogob oo maanta soo garay degmada galdogob cupki oo soo hoyday

11Sano oo U Heerka Kowaad Ka Dheelayey Asago Ahaa Kan Ugu Xirfada Badan Hadan Waligiis Kuma Guulaysan Abaalmarintaan.   ...
29/11/2025

11Sano oo U Heerka Kowaad Ka Dheelayey Asago Ahaa Kan Ugu Xirfada Badan Hadan Waligiis Kuma Guulaysan Abaalmarintaan.
Maxa Sababey?

Hambalyo Xulka Galdogob oo Naqdey Championka Gobolka Mudug Markodii Labaad.....
28/11/2025

Hambalyo Xulka Galdogob oo Naqdey Championka Gobolka Mudug Markodii Labaad.....

Finalka Tartanka degmooyinka gobalka mudug Xarfo markeedi koowad maku guulaysan doontaa ?Mise Goldogob baa labaysan doon...
28/11/2025

Finalka Tartanka degmooyinka gobalka mudug
Xarfo markeedi koowad maku guulaysan doontaa ?
Mise Goldogob baa labaysan doonta koobka?

🚨Macallin Xamaam oo la filayay inuu kasoo qayb galo kulanka biri galab ee finaalka tartanka Degmooyinka Mudug ayaa ka ba...
27/11/2025

🚨Macallin Xamaam oo la filayay inuu kasoo qayb galo kulanka biri galab ee finaalka tartanka Degmooyinka Mudug ayaa ka baaqday safarkiisa.

Waxay u badan tahay in uusan ka soo qayb gali doonin kulankaasi.

25/11/2025

Difaaca Xulka Degmada Galdogob

🚨Garsoore Jeestoole dhamaan saddexdii kulan ee uu dhex-dhexaadiyey tartanka Degmooyinka Gobolka Mudug waxay ahaayeen kuw...
25/11/2025

🚨Garsoore Jeestoole dhamaan saddexdii kulan ee uu dhex-dhexaadiyey tartanka Degmooyinka Gobolka Mudug waxay ahaayeen kuwii ugu xiisaha iyo dhacdooyinka badnaa ee tartanka.

Dhamaan 3-da kulan ee uu Garsoore Jeestoole qabtay waxaa ka dhacay roosayaal iyo rigoorayaal.

Sidoo kale Kulamadaas waxa ay ahaayeen kuwa goolasha ugu badan la iska dhaliyay, taas oo sare u qaaday heerka tartanka iyo daawashadiisa.

Gaalkacyo 1-3 Jariiban.
Saaxo 3-0 Jariiban.
Xarfo 3-2 Saaxo.

xarfo ayaa markii uhoraysay iska xaadirisay finalka tartanka degmooyinka gobalka mudug.
24/11/2025

Address

Gaalkacyo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Muniir Hussein posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share