Somali Trends

Somali Trends We are company providing advertising and enhancing the quality of social networking using technology, social media and modern marketing strategies

Aqoonyahan noocee ah baynu u baahannahay? (1)W/Q: DrMohamed Ali Farah
06/03/2024

Aqoonyahan noocee ah baynu u baahannahay? (1)

W/Q: DrMohamed Ali Farah

Waa su’aal u baahan in laysla fahmo, aragti midaysanna laga yeesho, waa in daneeyayaashu dhammaan ay wada sawiraan aqoonyahan

Waxaan isna codkayga si buuxda ugu biirinayaa Murashaxnimada Eng Mohamed Geelle oo isu sharraxay xubinnimada golaha waki...
16/12/2023

Waxaan isna codkayga si buuxda ugu biirinayaa Murashaxnimada Eng Mohamed Geelle oo isu sharraxay xubinnimada golaha wakiillada dawladda Puntland.

Xildhibaan ku matali kara Gobolka Wacade waa yahay engineerka

SAWIRO HORDHAC AH:Shireweynaha Waxbarashada Xaaladaha Degdeg ah
07/08/2022

SAWIRO HORDHAC AH:

Shireweynaha Waxbarashada Xaaladaha Degdeg ah

04/08/2022

Shireweynaha Waxbarashada Xaaladaha Degdeg ah oo maalinimada Axadda Haddii Alle idmo ka furmi doono magaalada Garoowe, Hotelka Martisoor oo taariikhdu ku began tahay 7 Aug 2022.

Shirweynaha ayaa waxaa diirradda lagu saari doona xaaladda waxbarashada xilliyada degdeg ah iyo qaababka ugu haboon oo looga fal celin karo in la yareeyo ardayda faraha badan oo waxbarashada ka hara xilliyada xaaladaha degdeg ah jiraan.

Shirweynaha ayaa ah mid heerkiisu sareeyo waxaa kasoo qeyb gali doona bulshada dhinacyadeeda kala duwan sida: Dawladda, Ganacsatada, dadka waxbarashada gaarka loo leeyahay gacanta ka hay aiyo weliba Hay’adaha caalmiga.

"Nidaamka xisbiyada badan dan baa ugu jirta dalkaan, dadku inay heshiiyaan oo wax isku afgartaan waa wax bannaan, diinta...
20/02/2022

"Nidaamka xisbiyada badan dan baa ugu jirta dalkaan, dadku inay heshiiyaan oo wax isku afgartaan waa wax bannaan, diinta waxaan ka hor imaanayn oo umaddu heshiis ku tahayna waa la bogaadiyay"

Suldaan Abdiqani Qorane

" Caqabadda ina haysataa waa xirfad la'aan, nasiib darro ka weyn ma jirto Arday Afar sano jaamacad soo fadhiyay in marka...
29/10/2021

" Caqabadda ina haysataa waa xirfad la'aan, nasiib darro ka weyn ma jirto Arday Afar sano jaamacad soo fadhiyay in marka uu kusoo biiro suuqa shaqada uu shaqo ku waayo xirfado asaasi ah oo la rabay in lagusoo baro sanadaha h**e ee jaamacadda, anigu waxaan aaminsanahay in jaamacadaheennu aysan soo saarin arday diyaarsan oo xirfad leh"
Ahmed Sarsarrey, Dhaweeye Operations Manager.

|

Aadan Salaad - Badiic (Agaasimaha BRC Soomaaliya) “Dooddani waxa ay qayb ka tahay doodaha BRC ee aan ugu tala galnay in ...
29/10/2021

Aadan Salaad - Badiic
(Agaasimaha BRC Soomaaliya)

“Dooddani waxa ay qayb ka tahay doodaha BRC ee aan ugu tala galnay in aan kaga qayb qaadanno xal u helidda dhibaatooyinka bulsheed iyo kuwa siyaasadeed ee bulshadeenna”


Wasiirad Fardowsa  “Dowladda waxaa dhallinyarada uga qorshaysan in kor loo qaado awooddooda, lana siiyo tababarro ku saa...
29/10/2021

Wasiirad Fardowsa “Dowladda waxaa dhallinyarada uga qorshaysan in kor loo qaado awooddooda, lana siiyo tababarro ku saabsan sidii xirfaddooda loo hormarinlahaa”


Wasiir Rooble “Waan soo dhaweeyanayaa dooddaan caawa looga hadlaayo isu-dheelitirka waxbarashada iyo shaqada suuqa. Runt...
29/10/2021

Wasiir Rooble “Waan soo dhaweeyanayaa dooddaan caawa looga hadlaayo isu-dheelitirka waxbarashada iyo shaqada suuqa. Runtii waa waxa loo baahnaa in cilmi baaris laga sameeyo si aynu u helo xalka shaqa la’aanta haysta dhallinyarada badan ee ka soo baxaaya jaamacadaha”

Aadan Salaad - Badiic (Agaasimaha BRC Soomaaliya) “ Xarunta Cilmibaarista ee Bayaan waa xarun aaminsan gorfaynta iyo dhi...
29/10/2021

Aadan Salaad - Badiic (Agaasimaha BRC Soomaaliya) “ Xarunta Cilmibaarista ee Bayaan waa xarun aaminsan gorfaynta iyo dhilidda aqoonta iyo ujeeddada ku dhisan in ay abuuri karto xalal wax ku ool ah oo wax looga qabankaro baahiyaha kala duwan ee haysta bulshadeena”


Address

Garowe

Telephone

+252907739948

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Trends posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somali Trends:

Share