28/04/2026
๐ ๐ฎ ๐ฑ๐ผ๐ผ๐ป๐ฎ๐๐๐ฎ๐ฎ ๐ถ๐ป ๐ด๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฐ๐๐ถ๐ด๐ฎ๐ฎ๐ด๐ ๐๐ฒ๐ฒ๐๐ต๐ผ ๐บ๐๐๐พ๐ฎ๐ฎ๐น ๐ถ๐ป๐ฑ๐ต๐ฎ๐ต๐ฎ ๐๐ผ๐ผ ๐ท๐ถ๐ถ๐ฑ๐๐ฎ? ๐
Muuqaalka h**e ee goobtaada ganacsi waa aqoonsiga koowaad ee macaamiishaadu ku baranayaan. Haddii aad rabto in magacaaga si fudud loo arko loona xasuusto, 3D Sign-ka ayaa ah dookha ugu habboon ee siinaya ganacsigaaga bilic iyo casriyad dheeri ah.
Sida aad ku aragto sawirka "Before & After", waxaan u bedelnay goobtan muuqaal aad u qurux badan oo leh aqoonsi dhab ah. Waxaan kuu dammaanad qaadaynaa:
Tayo Sare: Qalab waara oo u adkaysta cimilada.
Naqshad Casri ah: Habka ugu dambeeyay ee loogu talagalay calaamadaha 3D-ga.
Nuur iyo Bilic: In ganacsigaagu u iftiimo habeen iyo maalinba.
๐๐ฎ ๐ ๐ฑ๐ฒ๐๐ป ๐ด๐ผ๐ผ๐ฏ๐๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ถ ๐ฐ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ถ ๐ฎ๐ต, ๐ ๐ฏ๐ฒ๐ฑ๐ฒ๐น ๐บ๐๐๐พ๐ฎ๐ฎ๐น ๐
๐ถ๐ฟ๐ณ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐๐๐ฎ๐ป ๐บ๐ฎ๐ฎ๐ป๐๐ฎ!
M๐ฎ๐ธ๐ฒ ๐ฌ๐ผ๐๐ฟ ๐ ๐ฎ๐ฟ๐ธ, ๐ช๐ฒโ๐น๐น ๐ฃ๐ฟ๐ถ๐ป๐ ๐๐ ๐๐ผ๐น๐ฑ!
๐ Garowe โ Isgoska Sagal ka soo horjeedka Huruke Mall
๐ 907 604 432 | +252 904666614
๐ Bosaso โ Bartamaha Boosaaso, Opposite Creams Coffee
๐ +252 907 799878 | +252 90 4222000
๐ ๐ค๐ญ๐พ๐ซ๐ณ๐ฎ๐ฝ โ ๐๐ท๐ด ๐จ๐ธ๐พ๐ป ๐๐ญ๐ฎ๐ช๐ผ!