Hudayfi Egal

Hudayfi Egal you can get for any information motivation, and skills

بَارَكَ اللهُ لَكُماَ وَبَارَكَ عَلَيْكُماَ وَجَمَعَ بَيْنَكُمَا فِي خَيْرٍHampalyo Mubaarak Farey  iyo Hibaaq Omar Isla...
23/01/2026

بَارَكَ اللهُ لَكُماَ وَبَارَكَ عَلَيْكُماَ وَجَمَعَ بَيْنَكُمَا فِي خَيْرٍ

Hampalyo Mubaarak Farey iyo Hibaaq Omar Islaam guurkiina allaha barakeeyo

بَارَكَ اللهُ لَكُماَ وَبَارَكَ عَلَيْكُماَ وَجَمَعَ بَيْنَكُمَا فِي خَيْرٍHampalyo wlle Bukhari Islam iyo dumashi Rahma...
12/01/2026

بَارَكَ اللهُ لَكُماَ وَبَارَكَ عَلَيْكُماَ وَجَمَعَ بَيْنَكُمَا فِي خَيْرٍ

Hampalyo wlle Bukhari Islam iyo dumashi Rahma guurkiina allaha barakeeyo

12/08/2025

Isku tashi bulsho

15/06/2025

ادْعُ إِلَى سَبِيلِ رَبِّكَ بِالْحِكْمَةِ وَالْمَوْعِظَةِ الْحَسَنَةِ

U yeedh dadka jidka Rabbigaaga xaggiisa"

Maanta waxay Ku aadantahay maalinkii la aas aasay somali youth league 15 may  1943ardojobs.so
15/05/2024

Maanta waxay Ku aadantahay maalinkii la aas aasay somali youth league 15 may 1943

ardojobs.so

28/03/2024

Qiso dhexmartay Sh. abdirashid Ali Sufi iyo nin police ah

ardojobs.so

18/03/2024

Nin Dhalinyaro ah oo fahan badan aan kahaysan quraanka iyo Axaadithta Rasuulka SCW _ waxaa lasiiyey jaawabo waafi ah oo lagu fahasiinyo kalaamka Allah subxanuhu watacaala. waxbadan ayaad Ka fahmaysaa sualaha Kuwa shakisan ay qabaan

Ardojobs.so

15/03/2024

Tafsiir, Suratu waqicah_. Sheikh Omar faruq

01/03/2024

Fadli wayn baa Allah Ku sheegay in masaakiinta wax lasiiyo xili ay xaaladu adagtahay. Waxaa lagu jiraa bilihii khayrka badnaa ha laga faaidaysto

https://ardojobs.so
Higlights

24/02/2024

Hadalmacaan iyo uur xun oo is khilaafsan waa calaamadaha dadka xun Ee fasaad iyo xumaan la socda Dhulka, saas oo kale doodda, muran badnida iyo xaqa iska kibrinta. Waase in lagu dadaalo raali ahaanshaha Eebe
addoomada waxaa kamid ah kuwa
carrabkoodu ka macaan yahay malab, qalbigooduna ka khadhaadhyahay dacar. Waxayx xiranayaan maryo suuf ka jilicsan, kuna gatay aduunka Diinta, Eebana wuxaa uu yidhi waynideeydaan ku dhaartee waaxan ku diri fidmo wareerisa . Al-Baqarah (204-207).
https://ardojobs.so/finance-officer/

23/02/2024

Waxay caddayn Aayaduhu sida Eebe Maryam u dhaqaaleeyey una Arzaaqay, Nabi Zakariyana u xanaaneeyey, markuu wax layaab leh ku arkeyna baryay Eebe inuu IImo siyo looguna Bishaareeyey Yaxye, inkastoo uu wayn yahay Haweeneyduna ayan dhalin, hasa yeeshee Ecbe wuxuu doono wuu karaa, waxaana la faray inuusan SaddexX maalmood Dadka la hadlin ee Cibaadaysto, taasoo Calaamo u ah Agbal iyo siinta Wiilka.

Aali-Cimraan (37-41).

https://ardojobs.so/finance-and-compliance-officer-pooled-fund-p3-temporary-job-opening/

Address

Meereysane
Garowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hudayfi Egal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hudayfi Egal:

Share