Garab creative

Garab creative Freelancer
(vedio editor)
(graphic designer)
Direct massage ⬇️
+252907446104

Waxaan shacabka reer Puntland ugu hambalyeynayaa munaasabadda qiimaha badan ee 1-da Agoosto, oo ah maalinta ay ku beegan...
31/07/2026

Waxaan shacabka reer Puntland ugu hambalyeynayaa munaasabadda qiimaha badan ee 1-da Agoosto, oo ah maalinta ay ku beegantahay aas-aaska Dowladnimada Puntland.

waxaan ummadda reer Puntland kula dardaarmayaa inay ilaashadaan nabadda, midnimadda, horumarka iyo barwaaqada 28-ka noqotay Sidoo kalena ciddi isku daydana inay wax yeelayso ay hal dhinac ooga soo jeestaan

Mar labaad Hambalyo 1-da Agoosto.

Hambalyo dhaman umada reer waqooyi bari.sanad guuradi 1aad ee aas-aaska Dawladda waqooyi bari Hambalyo Hambalyo
29/07/2026

Hambalyo dhaman umada reer waqooyi bari.

sanad guuradi 1aad ee aas-aaska Dawladda waqooyi bari

Hambalyo Hambalyo

Taxanaha Amniga Cuntada iyo Dhaqaalaha Dalka.
27/07/2026

Taxanaha Amniga Cuntada iyo Dhaqaalaha Dalka.

Madaxweynayaashi soo maray D.Puntland 1998-2026.Madaxweyne ku xigeenadii soo maray D.Puntland 1998-2026Gudoonkii Barlama...
23/07/2026

Madaxweynayaashi soo maray D.Puntland 1998-2026.

Madaxweyne ku xigeenadii soo maray D.Puntland
1998-2026

Gudoonkii Barlamaanka soo maray D.Puntland 1998-2026

Kuma ayuuu ahaa madaxweynaha ku Garadsatay isagoo xilka haya ?

Puntland State House VP Office Puntland Puntland Parliament

GARAB CREATIVE | PORTFOLIOWaxaan ku faraxsanahay inaan idiin soo bandhignoPortfolio-ga Garab Creative—ururin ka tarjumay...
06/07/2026

GARAB CREATIVE | PORTFOLIO
Waxaan ku faraxsanahay inaan idiin soo bandhigno
Portfolio-ga Garab Creative—ururin ka tarjumaysa hal-abuurkeenna, tayada shaqadeenna, iyo mashaariicda aan si guul leh u hirgelinnay.
Portfolio-gani wuxuu muujinayaa sida aan uga
caawinno ganacsiyada, hay'adaha, iyo summadaha inay yeeshaan muuqaal xirfad leh oo la jaanqaadaya heerarka casriga ah.

Adeegyadeenna waxaa ka mid ah:
• Brand Identity
• Logo Design
• Social Media Design
• Company Profile Design
• Marketing Materials
• Vedio editing
• Media Flyers Desing
• Iyo adeegyo kale oo dhanka Graphic Design-ka ah.

Naqshad kasta oo aan abuurno waxay ku saleysan
tahay hal-abuur, istaraatiijiyad, iyo fahamka baahida macaamilka, si loo gaaro natiijo muugaal ahaan soo jiidasho leh isla markaana saameyn waarta reebta.
Waxaan idinku casuumeynaa inaad daawataan
Portfolio-gayaga oo aad la kulantaan tayada iyo hal-abuurka ay ku dhisan tahay Garab Creative

Mahadsanidiin ❤️

1 Luulyo Waxaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynenaa sanad Guurada 66 aad ee kasoo wareegtay maalinkii ugu horeesay e...
30/06/2026

1 Luulyo Waxaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynenaa sanad Guurada 66 aad ee kasoo wareegtay maalinkii ugu horeesay ee calan soomaaliyeed oo xor ah laga taago ciida soomaaliyeed 🇸🇴❤️

Garab Creative Marwalba waxay diyaar kuula tahay adeegyo casri ah oo ku qanciya ganacsigaaga kor na uqaadaya macaamishaa...
28/06/2026

Garab Creative Marwalba waxay diyaar kuula tahay adeegyo casri ah oo ku qanciya ganacsigaaga kor na uqaadaya macaamishaada .

Waxan kaala shaqaynaysaa in ganacsigaagu
noqdo mid casri ah oo soo jiidasho leh .

waxan kuu samaynaya doona adeegyadan:

🎨 Full Branding
📱 Digital Marketing
🎥 Video Editing
🖌️ Event Brand Design

👉 Whatsapp : https://wa.me/252907446104

Badhan Vc Galkacayo yaad isleedahay galabta Garoonka guul bay kala caraabaysaa saadaashiina soo @ #
05/05/2026

Badhan Vc Galkacayo yaad isleedahay galabta Garoonka guul bay kala caraabaysaa saadaashiina soo @ #

just order 🖐️
11/02/2026

just order 🖐️

Address


Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Garab creative posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share