10/12/2025
Lahaanshaha summad ganacsi (Brand Identity) oo xooggan waa tallaabada ugu horreysa ee lagu kasbado kalsoonida macaamiisha. Astaanta saxda ah waxay ganacsigaaga ka dhigtaa mid suuqa ka dhex-muuqda, lana xasuusto.
Ku soo dhawaada shaqada aan u qabanay Geele Dairy. Waxaan u habeynay astaan (Logo) gaar ah oo ka tarjumaysa Amaano Iyo Tayo Sare, annagoo adeegsanayna fikrad minimalist ah oo isku keenaysa xarafka magaca iyo astaanta geela.
Ma doonaysaa in ganacsigaagu yeesho weji cusub oo soo jiidasho leh?
Nala soo xiriir maanta si aan kuugu naqshadeyno astaan kor u qaadda sumcadda shirkaddaada.
Nagala soo xariir:
📞 WhatsApp: 906 740 031
📥 Email: [email protected]