Midnimo Online service

Midnimo Online service advertising and marketing

13/04/2026

Heesku illaabin kursiga rag baa kaa sugaaya ..Mr xaraash.

Dowladdu gabadhaan yar miyeey hadalkeeda xamili layihiin  mise dhagxaan ayeey u sidadaa... sidee dowladdu mucaarad iyo m...
13/04/2026

Dowladdu gabadhaan yar miyeey hadalkeeda xamili layihiin mise dhagxaan ayeey u sidadaa... sidee dowladdu mucaarad iyo muxaafad kula shaqeeyn rabtaa ... midda kale shacabka iyo ciiidanka waxay xaq u leeyihiin meeshii eey wanaag u arkaan ineey taageeraan .xaraash iyo bililiqo marabno.waxaan taageerayna shiiq shariif ,khayre, farmaajo, saacid, cabdi rixmaan cabdi Shakur. Ciddii diidi karto haddiido waqtiga sharciga loosimanyahay ayaa imaandoonda marka iska buuqa ,dhibka dhacana ader xarash aa ka masuul ah ,shay markuu qeeylaayay inland garab istaago wuu rabay mantana dadka inuu caburiyo ayuu raba. Waa haddii laga yeelo

03/04/2026

Nin ismagacaabay iyo lamagacaabay yaa roon .waxaa loo socdaa waa xidhibaana KGS ka imaanaya

Soo dhawaaw madiwayne, isha xasan xaraash allaha kaa bixiyo ,,, dhulki laboobaayay miyuu baydhawo umaleeyaa...hambalyo m...
28/03/2026

Soo dhawaaw madiwayne, isha xasan xaraash allaha kaa bixiyo ,,, dhulki laboobaayay miyuu baydhawo umaleeyaa...hambalyo mw.laftagareen

Ninkaan uska qoslaayo shacabka halaga qabto wallahi 10 sano dib u dhac kabadan ayeey keeni kartaa cuqubadaan masaakiinta...
25/03/2026

Ninkaan uska qoslaayo shacabka halaga qabto wallahi 10 sano dib u dhac kabadan ayeey keeni kartaa cuqubadaan masaakiinta laga gelihaayo

04/03/2026

Haddii online lagu codeeyn karo maxaa kooramkaa mabuuxsamin noola oranjiray
Kkkkkkkk

Dhagax kasto oo dulmi lagu dhisay saan ayaa u danbeeyso muqdisho haka baqina bilaha soo socda.  Fanacsatadii  Tuugada ah...
29/01/2026

Dhagax kasto oo dulmi lagu dhisay saan ayaa u danbeeyso muqdisho haka baqina bilaha soo socda. Fanacsatadii Tuugada ahaa tarabkooda ayaa allah kabaxay.

29/01/2026

Ninkaan xoolihiisa ilaasha aqoon waa doqon .

Markaas waxaa lagu dhihi waa la ansixiyay
28/01/2026

Markaas waxaa lagu dhihi waa la ansixiyay

Dowladda wax walba kafilo....
08/01/2026

Dowladda wax walba kafilo....

06/01/2026

Xasan sheikh somaliland uma jeedo ee dayniile ayuu u jeedda ee iska dhacsha.

27/12/2025

7% ayaa codeeysay.
93% macodeen .
Maxaa u sababa ayaa isleedahay.

Address

Goble Hodan

Telephone

+252682876105

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Midnimo Online service posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share