Abdifatah Sulub

Abdifatah Sulub Creative Content Producer www.youtube.com/c/sulubgraphics1

Magacaygu waa abdifatah mohamud, halkanina waa page-ka sulub graphics kaas oo aan kusoo gudbino casharo graphic design ah, softwares-ka aan kusoo gudbino ayaa kala ah :- Adobe Photoshop, Adobe Illustrator, Adobe Indesign
si aad casharada u hesho fadlan booqo channelka youtube ee sulub graphics subscribe na saar si aad noola sii joogto.

03/05/2026

Ai iyo suuqa shaqa Graphic Design -ka | adigu sideed u aragtaa

Horizon Tech marwalba waxay diyaar kuula tahay adeegyo casri ah oo ganacsigaaga kor uqaadaya.🎯 Horizon Tech waxay kaala ...
03/05/2026

Horizon Tech marwalba waxay diyaar kuula tahay adeegyo casri ah oo ganacsigaaga kor uqaadaya.

🎯 Horizon Tech waxay kaala shaqaynaysaa in ganacsigaagu
noqdo mid casri ah oo soo jiidasho leh iyada oo kuu samaynaysa:

🎨 Full Branding
📱 Digital Marketing
💻 Web & App Development
🎉 Event Brand Design
📢 Printing Services

👉 Whatsapp : https://wa.me/252638445999

Intiina Dakhli iska diiwaagelisay ee tijaabisay nala wadaaga falcelintiina
29/04/2026

Intiina Dakhli iska diiwaagelisay ee tijaabisay nala wadaaga falcelintiina

28/04/2026

CAQABADANI MA KU HAYSATAY?

Muddooyinkan waxaan dib uhabayn ku wadnay system kii dakhli.cloud ee aan h**e halkan idiinkula wadaagay finally waa diya...
27/04/2026

Muddooyinkan waxaan dib uhabayn ku wadnay system kii dakhli.cloud ee aan h**e halkan idiinkula wadaagay finally waa diyaar qofkasto h**e isu diiwaangeliyey dib usi diiwaangeli oo nala tijaabi waad ku faa’iidi doontaan

https://dakhli.cloud linkigan raac

Xaaladaha aad dhiikar ku siganayso😂😂😂
20/04/2026

Xaaladaha aad dhiikar ku siganayso😂😂😂

20/04/2026

xagaa iyo Video Production ayaan usoo socdaa, haddii ai sidan kusii socda in dhismaha la isugu imanaya🤣🤣🤣

maanta halkan su'aal baan raba inan idinku weydiiyo Xirfadlayda, Ai (Garaad gacmeedku) shaqadaada door intee le'eg buu k...
18/04/2026

maanta halkan su'aal baan raba inan idinku weydiiyo Xirfadlayda,
Ai (Garaad gacmeedku) shaqadaada door intee le'eg buu ku leeyahay mase isleedahay xirfada markad dhiganaysay in aanay wakhtigan ku habboonayn oo wax weyn laga bedelo hab barashada?

🥳
29/03/2026

🥳

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdifatah Sulub posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdifatah Sulub:

Share