17/05/2026
18-ka May waa maalin qiimo weyn ugu fadhida shacabka Somaliland, maalin muujinaysa geesinimo, midnimo, iyo himilo qaran.
Tog-Barwaaqo waxa ay si sharaf iyo farxad leh ula dabaaldegaysaa dhammaan shacabka Somaliland munaasibaddan taariikhiga ah. Iyadoo la xusayo maalintan qaaliga ah, waxaan sii xoojinaynaa ballanqaadkayaga ku aaddan adeeg hufan, kalsooni leh, iyo tayo sare oo dhinacyada safarka, logistics-ka, iyo adeegyada kala duwan ee Tog-Barwaaqo. Hambalyo dhammaan shacabka Somaliland meel kasta oo ay joogaan
Aqoonsi iyo Adkeysi💌