Hal—abuur Øsame ahmed

•Adigoo ruux ka maarmi karin•Layzkuma dhajiyo ruux kallee•Bal maxaa ruuxdan  cakiray•Ka dhigay ruuxdaa qatamanhal_ Hal A...
16/12/2021

•Adigoo ruux ka maarmi karin
•Layzkuma dhajiyo ruux kallee
•Bal maxaa ruuxdan cakiray
•Ka dhigay ruuxdaa qataman

hal_ Hal Abuur Øsaama Ahmed

shere coment

•Inkastooy cishaaruhu•Ay yihiin hanaan socod•Naadiyadaa mug weynee•Ninba kuuba dookhdaa•taageerase uyahay•Ana kaaban doo...
10/11/2021

•Inkastooy cishaaruhu
•Ay yihiin hanaan socod
•Naadiyadaa mug weynee
•Ninba kuuba dookhdaa
•taageerase uyahay
•Ana kaaban dookhdaa
•Maansadan uxulayaa

•Naadigaygu waa Gobi
•Hormuud weeyi loo xulay
•Xariiradaa mug weynee
•Dusha caasimad la moodiyo
•Naadiyadaa ka dhex xulan
•Wax hor istaaga lama arag
•Libaaxyo weeyi loo qiray

•Rag weeyi reer nastexoo
•Maamul leh wax garadoo
•Ikhtiraam aaluupiyo
•Kalla dabayn itaashada
•Canantaa la sheegiyo
•Sacabay ka kaashadan
•Xamaantaa la sheegiyo
•wanaagbay ka doortaan

•Cishaduuba naadi
•Isa soo adkeyaan
•Ay soo jaleecaan
•Naadigan mug weynee
•Ay is dhahaan ka dhaansada
•Iyagaa warkoodaba
•Hawadaa la raacshaa

•Naadigaygu waa Gobi
•Leh difaac wax daafaca
•Dhex Baaska qaybisa
•Weeraro wax dhalin Kara
•Inta koob tar tamayaal
•Iyagaa la faanshaa

•Kabtan weeyi muusoo
•Kabtan dhiiga noo shubay
•Ficilkaa la sheegaba
•Asagaa abaabula

•Naadigaygu waa gobi
•Leh diraysyo Garrido
•Sumado aan la garan Karin
•frence weeyi naadigan
•Halo sacabo tumo bulshooy
•Tageerahoodaa tiribuunka buxshoo
•Cishaday tar tamayaan
•Magaaladaa imaadoo
•Teeraankaba buuxsama

naadigaygu waa gobi Hal Abuur Øsaama Ahmed

Reer pamg inan ahay shaki miyaa ka jira taa Wan idin salamay azxaptayda qaliga meel walbood joogtaan
05/11/2021

Reer pamg inan ahay shaki miyaa ka jira taa
Wan idin salamay azxaptayda qaliga meel walbood joogtaan

Address

Cusaameahmed@gmailcom
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hal—abuur Øsame ahmed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share