17/12/2025
Dooro Tayo. Dooro Deegaan Nadiif ah. 🌿
Waxaa la joogaa waqtigii aan macsalaameyn lahayn bacaha deegaanka wasakheeya! 🚫🌍
Ecopack Brand waxay kuu keentay xalka ugu habboon ee wax iibsiga. shopping Bags waa kuwo:
♻️ Deegaan-saaxiib ah (Eco-friendly): Waa la isticmaali karaa marar badan.
💪 Adag: Waxaad ku qaadan kartaa culeys kasta adigoon walwal qabin.
✨ Stylish: Waxaad ku tagi kartaa suuqa adigoo kalsooni qaba.
Ka mid noqo isbedelka wanaagsan. Dooro Ecopack maanta!
📩 Fariin noo soo dir si aad u hesho qiimaha jumladda.