Aqoondhaab

Aqoondhaab Waa madal aqooneed iyo murti curineed

https://youtu.be/-naXC_k90qI
07/03/2022

https://youtu.be/-naXC_k90qI

Muuqaalladii Hore------------------------------------------------------------1. Hordhaca Mashruuca La dagaalanka nuurkayoutube.com/watch?v=fVudMYLSnmk&t=32s....

https://youtu.be/Bi2XqfYsG2A
04/03/2022

https://youtu.be/Bi2XqfYsG2A

Muuqaalladii Hore------------------------------------------------------------1. Hordhaca Mashruuca La dagaalanka nuurkayoutube.com/watch?v=fVudMYLSnmk&t=32s....

https://youtu.be/tDBSvqjzJ0k
02/03/2022

https://youtu.be/tDBSvqjzJ0k

Muuqaalladii Hore------------------------------------------------------------1. Hordhaca Mashruuca La dagaalanka nuurkayoutube.com/watch?v=fVudMYLSnmk&t=32s....

02/03/2022

Duhur wangsn

02/03/2022
01/03/2022

MAXAD KU QEEXAYSA GUUSHA

Markad 1 jir tahay guushu wa in ad socon kartid adigoon cidna ku caawinayn.

Markad 4 jir tahay guushu wa in aadan habenki ku kaadin/kaajin/urinate sarirta

Markad 12 Jir tahay guushu wa in aad asxaab ledahy

Markad 18 jir tahay guushu wa in aad smartphone haysatid.

Markad 23 jir tahay guushu wa in ad jaamacad ka qalin jebiso.

Markad 25 jir tahay guushu wa in aad shaqaysatid oo dakhli kuso galaa.

Markad 28-30 jir tahay guushu wa in guursatid.

Markad 35 jir tahay guushu wa in aad Kayd lacageed samaysaa.

Markad 50 jir tahay guushu wa in aad ku dadaasha sida weli dhallinyaro ugu ekaan lahayd muuqaal ahaan

Markad 60 jir tahay guushu wa in ad weli hawlahaga sidodi u qabsan karaysid

Markad 75 jir tahay guushu wa in aad ledahy o ad wada xidhidhaan asxaabti ad dhallinyarada so wada marten.

Markad 86 jir tahay guushu wa in aadan markale ku kaadin/kaajin/urinate sariirta.

Markad 90 jir tahay guushu wa in aad socon kartid markle adigoon cidna ku caawinayn.

Qeexitaanka guushu wa mid xili kasta isbedelaya waxayna ku xirantahy hadba xaalada iyo baahiyaha ad u baahantahay. Hadaba guushu wa markad Allah Xidhidhiso ad u Mahad naqdo aadne fahanto nolosha ku sugatahay markad jawaban raadinayso aadna isu diyariso qaybta kugu so socota ee ku sugaysa.

Mohamed Adem Ispa

Address

Hargaiza
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aqoondhaab posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Aqoondhaab:

Share