Baazka media

Baazka media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Baazka media, Advertising/Marketing, Hargeisa.

isha macalina
25/04/2023

isha macalina

rabigayoow nabad waarta
25/04/2023

rabigayoow nabad waarta

axmed muuse biixi wiilka uu dhalay biixi oo ku sugan gooja cade arinkaasi wuxu cadaynayaa kalsoonida ay somaliland ku qa...
13/04/2023

axmed muuse biixi wiilka uu dhalay biixi oo ku sugan gooja cade

arinkaasi wuxu cadaynayaa kalsoonida ay somaliland ku qabto in arinka laascaanood dhamaanayo oo gacanta sharciga lagu so celinayo

13/04/2023

waa gaadhi uu leeyahay ciidanka psf oo lasoo qabtay isaga iyo ridihii qoriga oo dhaawac ah

13/04/2023

degdeg: waxa hada uu dagaal ka biloowday aaga maraaga iyo galbeedka magaalada laascaanood waxaana weerar so qaaday ciidamada huwanta

05/04/2023

9 ciise maxamuuda sida ay sheegeen somalialnd

03/04/2023

qaar kamida maxaabiistii ay somaliland qabatay

warar xogo gaala aya sheegaya in uu dhaawac culus yahay hogaamiye kooxeedka indho yare oo dagalaki shalay hogaaminayay
02/04/2023

warar xogo gaala aya sheegaya in uu dhaawac culus yahay hogaamiye kooxeedka indho yare oo dagalaki shalay hogaaminayay

taliyihii qaybta 12aad faysal cabdi bootaan ayaa goordhaw magaalada laascaanod kula hadli doona warbaahinta taliye boota...
02/04/2023

taliyihii qaybta 12aad faysal cabdi bootaan ayaa goordhaw magaalada laascaanod kula hadli doona warbaahinta

taliye bootan ayay inbadan kooxa nabad diinku ku doodeen inuu dhintay

01/04/2023

waxa uu geeriyooday isaga oo cimraysanaya ala khaatumo wanagsana

rabi ha inaga dhigo kuwii khaatumadu uwanaagsanaato

01/04/2023

taliyaha Aaga bari ali bare oo ka war bixiyay dagaalki maanta ka dhacay laascaanood iyo maxaabiista la haysto

waa taliyihii usoo hanjabi jiray nuuxtaani
01/04/2023

waa taliyihii usoo hanjabi jiray nuuxtaani

Address

Hargeisa
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Baazka media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Baazka media:

Share