Barako_Real_State

Barako_Real_State property management

23/04/2025
22/04/2025

$74k
0634413826///0634034404

22/04/2025

iib ah oo ah nus baloodh oo hargesa jigjiga yar oo janisa eriya gatalha

wangsaneed ayuu u yaala x20m

waa $17 iyo heshiisa

Kala xidhiidh 0634413826 ama 0634034404

22/04/2025

✅ , ah oo waa 5qol yar eriya sacada diin

✅ gurigu waa 3 hurdo, fadhi iyo cunto, kijinkii 2 suuli iyo dayr gaadhi gal.

✅ waa $50,000. baayaacadna ka furantahy tahay

■ La xidhiidh nambarada hoose:---

✅ .me/⁨634413826 ama 0634034404

22/04/2025

✅ , ah oo waa 5qol yar eriya gantalaha

✅ gurigu waa 3 hurdo, fadhi iyo cunto, kijinkii 2 suuli iyo dayr gaadhi gal.

✅ waa $55,000. baayaacadna ka furantahy tahay

■ La xidhiidh nambarada hoose:---

✅ .me/⁨252634413826

21/12/2024

Madaxweynaha deegaanka soomaalida Itoobya Mustafe Cagjar ayaa la saftay beeshiisa oo dagaal salka ku haya dhul balaadhsi kula jirta beesha Arab Sheekh Isxaaq.

Mustafe Cagjar oo xukuumadiisu diiday qorshe nabad lagu raadinayey ayaa ciidanka dawlada amar ku siisay inay dhinac ka noqdaan dagaal ilaa hadda ka socda deegaanka Dacawalay kaas oo u dhaxeeya Ogaadeen iyo Arab.

Taliye Cabdi Cali Siyaad(Gafaydhe) oo fulinaya amarka Mustafe Cagjar ayaa hogaaminaya ciidan la soo saftay beesha Ogaadeen, waxaana ilaa hadda deegaanka Dacawalay ka socda dagaal khasaare badan ka dhashay, iyada oo ciidanka dawladu ay la safan yihiin beesha Ogaadeen.

Dhimashada ayaa kor u dhaafaysa 30 qof oo labada dhinacba ah, waxaana hadda bilaabmay gurmad beesha Arab ka bilawday Hargeysa oo lagu garab istaagayo ciidankooda loo adeegsanayo awooda dawlada.

Si aanad u amban la soco bogan

✅      ,  waa 5 qol           gaar ahaan  talowga muuse biixi. ✅ gurigu  waa  3hurdo,  fadhi iyo cunto, kijinkii, 2 suul...
22/05/2024

✅ , waa 5 qol gaar ahaan talowga muuse biixi.

✅ gurigu waa 3hurdo, fadhi iyo cunto, kijinkii, 2 suuli iyo dayr gaadhi gal.

✅ waa $250. +debaaji

■ La xidhiidh nambarada hoose:---

✅ .me/+252634413826 whatsapp ama 0659777552

✅      ,  waa 6 qol            gaar ahaan    ✅ gurigu  waa  4 hurdo,  fadhi iyo cunto,  kijinkii, 3 suuli. dayr2 Gandhi ...
09/05/2024

✅ , waa 6 qol gaar ahaan

✅ gurigu waa 4 hurdo, fadhi iyo cunto, kijinkii, 3 suuli. dayr2 Gandhi gal.

✅ waa $200. Bila debaaji.

■ La xidhiidh nambarka hoose:---

✅ .me/+252634413826whatsapp

✅       ah,  6 qol           ✅ gurigu   wa 4 hurdo iyo fadhi iyo cunto  kijinkii, 3 suuli iyo dayr gaadhi gal. ✅   waa  ...
05/05/2024

✅ ah, 6 qol

✅ gurigu wa 4 hurdo iyo fadhi iyo cunto kijinkii, 3 suuli iyo dayr gaadhi gal.

✅ waa $300 +debaaji.

■ La xidhiidh nambarada hoose:---

✅ .me/+063-4413826

✅       ah,  6 qol           jigjiga yar ✅ gurigu   wa 4hurdo iyo fadhi   kijinkii, 3 suuli .qolkii service ah ✅   waa  ...
11/02/2024

✅ ah, 6 qol jigjiga yar

✅ gurigu wa 4hurdo iyo fadhi kijinkii, 3 suuli .qolkii service ah

✅ waa $300×debaaji

■ La xidhiidh nambarada hoose:---

✅ .me/+252 63 4413826 whatsapp ama 0659777552 whatsapp

✅       ah,       waa 5 qol         yar admisyada     ✅    waa 3 hurdo fadhi iyo cunto, 2 suuli, kijin iyo dayr gaadhi g...
03/02/2024

✅ ah, waa 5 qol yar admisyada

✅ waa 3 hurdo fadhi iyo cunto, 2 suuli, kijin iyo dayr gaadhi gal.

✅ 12mx12m. Jaanis

✅️ waa $52,000. Bayacaad leh.

✅ daarada iyo fadhiga jibsan boodh ayey leyihiin.

■ La xidhiidh Lambarada hoose:--

✅ .me/+25263441 3826 whatsapp

✅       ah,  7 qol   oo          # galbeedkeda✅ gurigu  waa  4hurdo, fadhi iyo cunto, , kijinkii,  3 suuli iyo  service ...
03/02/2024

✅ ah, 7 qol oo # galbeedkeda

✅ gurigu waa 4hurdo, fadhi iyo cunto, , kijinkii, 3 suuli iyo service 2 gaadhi hal.

dhulka waa 12mx24m

✅ waa $95,000 bayacad ka furanthay

■ La xidhiidh 063 4413826

Address

Jigjiga_yar
Hargeisa
123

Telephone

+252634413826

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Barako_Real_State posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share