Hiraal Media

Hiraal Media follow me for more

23/05/2026

Dhamaadka Warqadda! Maxay dawladuhu lacag badan u daabici waayeen ?

11/01/2026
11/01/2026

Qaaradda adduunka Quudisa || Dadkeeduna Adduunka ugu saboolsanyay

Hoggaamiyaha milatariga Suudaan, Cabdifatax Burhaan ayaa ku dhawaaqay inay dib u habeyn ku sameynayaan istaraatijiyadood...
28/10/2025

Hoggaamiyaha milatariga Suudaan, Cabdifatax Burhaan ayaa ku dhawaaqay inay dib u habeyn ku sameynayaan istaraatijiyadooda dagaalka si ay dib ugu qabsadaan magaalada istaraatijiga ah ee AlFaashir, oo ay la wareegeen RSF, halkaa oo uu ka socdo xasuuq lagula kacayo beelaha iyo shaqsiyaadka taageerray milatariga muddada ay gacanta ku hayeen.

Warbaahinta Israa|l ayaa baahisay muuqaal cusub oo muujinaya hoggaamiyihii Xamaas, Yaxye Sinwar ka hor inta uusan ku dhi...
28/10/2025

Warbaahinta Israa|l ayaa baahisay muuqaal cusub oo muujinaya hoggaamiyihii Xamaas, Yaxye Sinwar ka hor inta uusan ku dhiman dagaal uu la galay ciidanka Israa!l, wuxuu muujinaya muuqaalka Yaxye oo ay la socday labo xubnood oo kale oo isaga gudbaya dhismayaasha Rafax ee koonfurta Qasa, halkaa oo ah goobta ay saldhigyada ku lahaayeen ciidanka Israa|l.

Mid ka mid ah waxyaabaha marka
muuqaalka la baahiyay fadeexada ku noqday Israa|l ayaa ah in la arkayo Sinwar oo gacanta ku wata bacaha biyaha ay ku qaataan ciidanka Israa|l, taa oo mar kale xaqiijinaysa inuu Sinwar ahaa dagaalyahan qeyb ka ahaa dagaallada ay iska caabinta ku qaadayso askarta gumeysiga iyo inuu gaaray goobaha kaydka ee ciidanka Israa|l. Marka la tixraaco muuqaal oo uu duubayo xubin la socota Yaxye , waxaa la arkaa halka muuqaalada laga helay inay tahay meydkiisa.

Halkan ayaad ka daawan karta muuqaalka; https://t.me/ImanJama/11545

Address

Hargeisa

Telephone

+97451282220

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hiraal Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share