JIHO CUSUB

JIHO CUSUB Boggan waxaad kala socon kartaa warbixinno iyo soo tabin ku saabsan dhacdooyinka ka dhacaya Geeska Afrika.

19/08/2026

'' dawladnimaa dadka midayn karta odayaasha dhaqanku ha ka baxaan siyaasadda ..''Safiir h**e Barwaani

18/08/2026

ragga soomaaliyeed gabdhahooda aad ayay u jecel yihiin. sawda qaalib

16/08/2026

“Jacaylka intan le’eg ee haweenka Soomaaliyeed kuu hayaan, culayskiisa ma dareentaa?

sawda qaalib oo ku wajahan Boorama.

15/08/2026

waxaan rejaynaya boorama iney berri si qurux badan noo soo dhawayn doonaan '' sawda qaalib iyo qoraaga buugga guusha gabadha

https://youtu.be/VEbergPkUuQ

15/08/2026

''Gacanteenna waxa ku dhammays tiran jidhkeenna oo dhan'' Arday Bartay daaweyntii Nabi Maxamed ﷺ (الطب النبوي) — At-Tibb an-Nabawi.

Dudcaddii 7aad markiska Al imaan

14/08/2026

Sawda Qaalib caawa iyo hargaysa

13/08/2026

'waligeed 'Burco dhalinyar baa ka tagta kuwa kalaa ukaca oo u shaqeeya '' sureer maxamed

Hargeysa waxa maanta soo gaadhay Sawda Qaalib, oo ka mid ah dadka  baraha bulshada u soo gudbiya farriimaha wanaagsan iy...
11/08/2026

Hargeysa waxa maanta soo gaadhay Sawda Qaalib, oo ka mid ah dadka baraha bulshada u soo gudbiya farriimaha wanaagsan iyo qisooyinka qiimaha leh.

Soo dhawoow Sawda, Hargeysa waa magaalo marti-soor badan.

Address

Hargeisa
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when JIHO CUSUB posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share