21/04/2026
Xildhibaan Abdinasir Yussuf Osman Qodax Xildhibanku Isaga oo aan ka tirsanayn Xisbi Muxaafad ah, Haddana Horumarka iyo Waxqabadka Uu ku celiyay dadkiisa, Deegaanadiisa, Kamay qaban Xukuumadihi kala danbeeyay ee inasoo maray, Waa Xildhiban u qalma marlabaad in lagu maamuuso codka xildhibaanimo in lasiiyo.
Xildhibaan Abdinasir Yussuf Osman Qodax Waa xildhibaan u qalma Matalada Dadkiisa iyo dedkiisa in mar labaad Lagu barbar istaagoinaynu codka siino.
codkeena ugu hiilino doorashada soosocota
Xildhibaan Xildhibaan Abdinasir Yussuf Osman Qodax See less