Guddida Farsamo Ee Suuqa Waaheen

Guddida Farsamo Ee Suuqa Waaheen Page ka Rasmiga ah ee Guddida Farsamo Ee Suuqa Waaheen

Gudoomiyaha Guddida Farsamo Ee Suuqa Waaheen Mudane: Maxamuud Cabdi Cilmi (Geedi) iyo dhamaan guddidu waxa ay hambalyo i...
06/07/2022

Gudoomiyaha Guddida Farsamo Ee Suuqa Waaheen Mudane: Maxamuud Cabdi Cilmi (Geedi) iyo dhamaan guddidu waxa ay hambalyo iyo duco u direen Wasiirka Cusub ee Wasaarada Hormarinta Beeraha JSL Mudane: C/qaadir Iimaan Warsame
Wasiirka oo ka mid ahaa Guddida Farsamo ee Suuqa Waaheen,
ayaa ay guddidu ilaahay uga baryeen in uu u fududeeyo xilkaa culus ee loo igmaday.

Gudida Qandaraasyada Qaranka Ayaa Baahinaysa Soo Codsashada Ka Soo Qayb-galka Qandaraaska Dhismaha Ee Suuqa Waaheen.
02/07/2022

Gudida Qandaraasyada Qaranka Ayaa Baahinaysa Soo Codsashada Ka Soo Qayb-galka Qandaraaska Dhismaha Ee Suuqa Waaheen.

Address

Burj Omaar, 303, Road No 1
Hargeisa

Telephone

+252633237089

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Guddida Farsamo Ee Suuqa Waaheen posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Guddida Farsamo Ee Suuqa Waaheen:

Share