01/06/2023
!FURSAD SHAQO!
POSITION: Graphic Designer
GOOBTA: Hargeisa, Somaliland
-
REQUIREMENTS:
1. In aad leedahay ugu yaraan khibrad 2 sano ah oo la xidhiidha Graphic Design.
2. In uu aqoon fiican uleeyahay Adobe Apps gaar ahaan Adobe Illustrator, Adobe Photoshop, iyo Adobe InDesign.
3. Lab iyo dhedigba shaqadan way codsan karaan.
Wakhtiga Qabashada CV'yada Ugu Dambeysa Waa 15-JUNE-2023
Hadii Aad Danaynayso Shaqadan Fadlan Kusoo Dir CV'gaaga iyo Designs Aad H**e Usamaysay Email: [email protected]