19/09/2016
Hargeysa (saaxilnews.com) Murrashaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa ka hadlay dhageysiga dawadii ka furantay shalay Maxkamadda Sare ee Somaliland, isla markaana waxa uu rajo ka muujiyay natiijada dacwadan. “Faysal Maxkamadda Wuu Isku qaawiyay, Looyaradiisuna Been qaawan ayay meesha soo dhigeen,… Faysal waxa uu noqon lahaa kuwan jagooyinka ku murma …”Ayuu yidhi Jamaal Hadaba, HALKAN HOOSE KA DAAWO.
http://saaxilnews.co/?p=394
Hargeysa (saaxilnews.com) Murrashaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa ka hadlay dhageysiga dawadii ka furantay shalay Maxkamadda Sare ee Somaliland, isla markaana waxa uu rajo ka muujiyay natiijada dacwadan. “Faysal Maxkamadda Wuu Isku qaawiyay, Looyaradiisuna Been qaawan ayay meesh...