Kaah Property - Somaliland

Kaah Property - Somaliland Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Kaah Property - Somaliland, Advertising agency, 150street, jig jiga yar, I. Koodbuur, Hargeisa.

KAAH Property, NOTARY,
& LEGAL SERVICES

Waxaan bixinnaa adeegyadda

• Nootaayo & Sharciyeynta Heshiisyada

• Iibka iyo Iibinta Hantida (Dhul, Guryo, Baabuur, Beero & Hanti Kale)

• La-talin Sharci, Qareen &
• Matalaad Maxkamadeed

Hadii aad iibinayso Hanti maguurto ah ama guurto ahSida:-1. Dhulka2. Baabuurta3. Guryaha4. Beeraha 5. IWMFadlan la soo x...
28/08/2026

Hadii aad iibinayso Hanti maguurto ah ama guurto ah
Sida:-
1. Dhulka
2. Baabuurta
3. Guryaha
4. Beeraha
5. IWM

Fadlan la soo xidhiidh Xafiiskayaga to, oo ku yaala Magaalada Hargeisa, Gaar ahaan Xaafada Jig-jiga yar.

Tel: 063-4035263 ama Whatsapp: 063-7777010

Hadii aad mar uun ku fikiraysay dhul baaxad leh oo aad ka dhigato warshad, Beer Xoolaad, Beer Digaag ama Green House-yo ...
27/07/2026

Hadii aad mar uun ku fikiraysay dhul baaxad leh oo aad ka dhigato warshad, Beer Xoolaad, Beer Digaag ama Green House-yo

Sidoo Kale hadaad ku fikiraysay in aad maalgashato dhul mustaqbal dhaw leh, lacag fiicana aad ka faaiido

Fursadani maanta waa fursadaadii waxaad Naga sugayseen dhulal jaban oo aamin ah

Ku hel halkii baloog (10 jago) 16,000$

26/07/2026
Waxaad Markasta Naga helaysaan dhulal  jaanis ahAdeeg iyo AmaanoSidoo Kale waxaad xafiiskayaga ka helaysaan Lawyer khabi...
22/07/2026

Waxaad Markasta Naga helaysaan dhulal jaanis ah
Adeeg iyo Amaano

Sidoo Kale waxaad xafiiskayaga ka helaysaan Lawyer khabiir ah oo kaa hubiya kaana eega hantida inta aanad iibsan, talooyin fiicana ku siiya

Address

150street, Jig Jiga Yar, I. Koodbuur
Hargeisa

Telephone

+252634035263

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaah Property - Somaliland posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Kaah Property - Somaliland:

Shortcuts

Share