Signal media

Signal media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Signal media, road no1, Hargeisa.

Signal Media is an independent digital media platform delivering timely news, verified information, and in-depth analysis with a focus on accuracy and transparency.

Ugu dambayn boqor buurmadaw aya raali galin ka bixiyay. hadal u baryahan media ka laha kaso u ku shegay in saldana besha...
26/08/2026

Ugu dambayn boqor buurmadaw aya raali galin ka bixiyay. hadal u baryahan media ka laha kaso u ku shegay in saldana besha isaaq ulaha dhuux barar ,o toljeclo ah,balse buur madaw aya hada ka tanasulay kana raali galiyay beesha ciidagale iyo suldaanka guudba hadalkas h**e,isago halka ka shegay in saldanada ciidagale tahay saldanad guuna ,

KALKAALISO LA WAAYAY OO SI NAXDIN LEH LOO HELAY 😢Sheeko naxdin leh ayaa soo jiidatay dareenka bulshada kadib markii kalk...
26/08/2026

KALKAALISO LA WAAYAY OO SI NAXDIN LEH LOO HELAY 😢
Sheeko naxdin leh ayaa soo jiidatay dareenka bulshada kadib markii kalkaaliso la waayay lagu helay iyadoo lagu xiray sariir, afkana laga xiray.
Warbixinta la faafiyay ayaa sheegaysa in haweeneydan lagu hayay xaalad adag, iyadoo gacmaha iyo lugaha laga xidhay, waxaana booliiska u suurtagashay inay helaan oo ay soo furtaan.haweenaydan
Waxaa la sheegay in dhacdadan u ka dabmeyay ninkeedii h**e, inkastoo faahfaahinta kiiska iyo sababta loo afduubtay ay weli baaritaan ku jiraan.
Haweeneyda aya waraysi h**e ay bixisay ku shegtay inay guursatay iyado 18 jir ah ninkan afduubtay. Hawenaydan aya udhalatay dalka Algeria, iyado dhacdadan aad loga hadal hayo dalkas,
Maxaad ka qabtaa dhacdadan? Ma u malaynaysaa in xiriir h**e uu sababi karo fal sidan u naxdin leh?

26/08/2026

Beelaha ciise iyo samaroon, o hubka laga dhigayo kadib marki mudo sanad ku dhaw. Ku dagalamayen gobolka selel ,wasarada arimaha gudaha somaliland ayana la filaya inay so saarto amaro culus kaaso wax loga qabanayo dagalada labada beelod e so noqnoqday,

Doorashadi galmudug o lagu celinayo kadib marki maxakama sare diiday, dorashadi dhawaan laga qabtay mamulkas,
26/08/2026

Doorashadi galmudug o lagu celinayo kadib marki maxakama sare diiday, dorashadi dhawaan laga qabtay mamulkas,

Nin sameya sawirada farshaxanka una dhashay dalka Nigeria aya sameyay sawirkan. isago ku cabiraya xalada nolosha bulshad...
25/08/2026

Nin sameya sawirada farshaxanka una dhashay dalka Nigeria aya sameyay sawirkan. isago ku cabiraya xalada nolosha bulshada e dalkas, xukumada Nigeria ayay bulshada wadankasi baryhan ka cabanayen, iyo ku edeyay inanay noloshi bulshada waxba ka qaban.

Qorigi walaga qaday ciidan beleedki besha samaroon ciidanka milateriga somaliland iyo taliyaha aaga galbeed ,guray wu ku...
24/08/2026

Qorigi walaga qaday ciidan beleedki besha samaroon ciidanka milateriga somaliland iyo taliyaha aaga galbeed ,guray wu ku amananyay shaqada uqabtay, in laba beelod o dad shacab ah ku dagalaman tikniko wa waxan caqligu qadanayn dawladnimadana ku foolxun, hubka culusna waka mamnooc dadka rayidka, ciidanka milateriga ayana wada hawlagalo culus o hubka lagaga dhigayo dadka micno darada isku laynaya ,dhulka dawlada ka masula cidkasta halkay kaga noshay hakaga noolato, dalka,

Madaxwayneha somaliland cabdiraxman ciro, o shegay inu diyaar uyahay inu saldhig milatari barbara kasiyo dawlada iSRail ...
24/08/2026

Madaxwayneha somaliland cabdiraxman ciro, o shegay inu diyaar uyahay inu saldhig milatari barbara kasiyo dawlada iSRail iyo maraykanka, sida uqoray wargayska economic, o u waraysi siiyay dhawan, madaxwayneha aya xusay in taasi aqoonsi uso jiidayso somaliland

24/08/2026

Dariiqada sheekh Maxamed rabiic, o si wayn u xusaysa dhalashada nabigeni suubana csw o ku beegan 12 bishan rabicul awal

Safiirki h**e tukeyga ufadhiyay somalia aya so dhaweyay in dawlada tukey duqayso ismarkana layso budhcad badadeda somali...
23/08/2026

Safiirki h**e tukeyga ufadhiyay somalia aya so dhaweyay in dawlada tukey duqayso ismarkana layso budhcad badadeda somalida, wuxu qoraalkisa ku shegay in budhcad badeedu ka hor imanayso danaha tukeyga

Ninkan isagu teetalka mu jeclaan e reer lascanod aya siyay, marka wa gartisa hadu idha garaadba ahay iyo hadu idha mayar...
23/08/2026

Ninkan isagu teetalka mu jeclaan e reer lascanod aya siyay, marka wa gartisa hadu idha garaadba ahay iyo hadu idha mayarba ahayba intaba xaqbu uleyay, 2009 aya mar lagu xidhay lascanod o somaliland xidhay wa halagma wayn

Address

Road No1
Hargeisa
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Signal media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share