16/12/2025
🚨Kooxda kubada cagta Ee new plaza ayaa so bandhigty 3 ciyartoy kuwaas Oo ay dhawan LasO waregen maamuLka team iyO dhaman ciyartoyda ayaa so dhaweyay 3 ciyartoy Oo kala ah
1=Aadan ( oo ka ciyaraya position RwF)
2=Ayaan ( oo ka ciyaraya position Lp)
3= maxamud ( oo ka ciyaraya position cb)
𝗚𝗮𝗰𝗺𝗢 𝗳𝘂𝗿𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘀𝗢 𝗱𝗵𝗮𝘄𝗮𝗱𝗮 ✍️🤝