BAAZ Wholesale Electronics

BAAZ Wholesale Electronics Waa bog loogu talo galay in uu kulmiyo iibsadayaasha iyo iibiyayaasha. Waa bilaa lacag, kharashna kaagama baxayo. Gawadhi, electronics iwm. Mahadsanid.

Soo sawir ama muuqaal kasoo qaad shayga aad iibinayso, kadibna noogu soo dir fariin facebook-ga ama ciwaanka [email protected] Waxaad soo raacinaysaa telefonka ama ciwaanka lagaala soo xidhiidhiyo iyo lacagta aad ku iibinayso shayga. Waa bilaa lacag adeegani, waxa loogu talo galay inuu caawiyo dadwaynaha suuqa ku wareeray ee raadinaya qalab ama alaab gacan-labaad ah.

Address

Xero Awr Street
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when BAAZ Wholesale Electronics posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to BAAZ Wholesale Electronics:

Share