26/09/2018
Bushaaro,Bushaaro,Bushaaro
Magtabada Bile Bookshop & stationary waxay idiinku bushaaraynaysaa inay idiin hayso imtixaanaadkii u danbeeyey ee wasaaradu qaado kuwaasoo nooc walbaba leh.
Hadaba Bile Bookshop waxa kale oo ay idiinku bushaaraynaysaa adeegyadan hoos ku taxan oo dhan.
1.Samaynta invitation kaadhiska.
2.Samaynta shahaado sharafyada.
3.Qorista Imtixaanada iyo waraaqaha.
4.Isku turjunka afafka kala duwan.
5.Qorista Buugaagta iyo ka caawinta dadka.
6.Buugaagta taariikhda oo kala duwan.
Hadaba Bile Bookshop waxay ku taalaa
Xaafada Xero-Awr gaar ahaan horjeedka Gamuur furniture ee hamoogaan haddii kale soo garaac telefoonadan hoos ku taxan.
Tell:0634015484 Ama 659102588