Dallada sidra

Dallada sidra Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dallada sidra, Marketing Agency, Hargeisa.

24/07/2024

Daladda Sidra

Sidra Guul wadani Guul Somaliland Guul.

20/07/2024



Gudomiyaha gobolka M.jeex ee xisbiga rajada shacabka ee wadani Mudane aya xadhiga ka jaray xafiis ay daladda sidra ka furatay gobolka M.jeex.

Daladdas oo si wayn ula shaqaysa xisbia rajada shacabka ee wadani qayb wayna ka qadata isbalka uu dhawan xusbigu ka suurto galinayo dalka.

Hadaba munasibada xadhig ka jarka oo loso agasimay si meeqam sare leh aya ka qabsoontay xarunta ay daladu ka furatay magalada Hargeisa halkas oo ay Daladdu uga mahad celisay cid kasta oo kala soo qayb gashay ama munasibada la abaabushay oo uu ugu horeeyo gudomiyaha Gobolka M.jeex ee xisbiga rajada shacabka ee wadani.

 .  Waxan Hambalyo hawada u marinaya   oo loo magacabay afhayenka qarada yurub ee Daladda Sidra waa qof karti badan waya...
09/07/2024

.



Waxan Hambalyo hawada u marinaya oo loo magacabay afhayenka qarada yurub ee Daladda Sidra waa qof karti badan waya araga hawl kara kuna haboon masuliyada loo igmaday alle xilka ha kugu asturo insha allah.

.

 .Waxa uu Gudomiyaha Daladda sidra Mudane   uu manta oo ay tarikhdu tahay 6.7.2024 magacabay xoghayaha guud ee qarada yu...
06/07/2024

.

Waxa uu Gudomiyaha Daladda sidra Mudane uu manta oo ay tarikhdu tahay 6.7.2024 magacabay xoghayaha guud ee qarada yurub, daladda sidra ee xisbiga wadani.

Aqonyahan kaas oo ah nin karti badan hawl kara ma daale ah aqoon yahana waya aragnimo badan waxanan rajaynayna inuu is badal wayn daladda ku samayn doono qarada yurub allena xilka iyo masuuliyada loo igmaday ha ku asturo insha Allah.

.

02/07/2024
02/07/2024

.

Daladda Sidra oo si mug iyo misanleh uga qayb qadatay soo dhawaynti maanta ee murashaxa madaxwayne ee xisbiga wadani ( ) uu xadhiga kaga jarayay xarunta dagmada m.mooge.

.

 .Murashaxa iyo Murashax ku xigeenka Xisbiga rajada shacabka ee wadani waa badbadada Qarankan Jamhuuriyadda Somaliland w...
23/06/2024

.

Murashaxa iyo Murashax ku xigeenka Xisbiga rajada shacabka ee wadani waa badbadada Qarankan Jamhuuriyadda Somaliland wana masuliyiin qarankan iyo dadkisaba lexejeclo ka leh.

.

 .Daladda Sidra waxa ay shalay oo ay Tarikhdu hayd 24.5.2024 qadatay shahadadi daladnimo taas oo ay Daladu u aragto guul...
25/05/2024

.

Daladda Sidra waxa ay shalay oo ay Tarikhdu hayd 24.5.2024 qadatay shahadadi daladnimo taas oo ay Daladu u aragto guul wayn oo ay gaadhay.

Hadaba Daladda Sidra waxay si mug iyo misanle ugu mahad celinaysa Xoghayaha Dhalinyarada iyo ciyaraha Yuusuf Nuux Yuusuf (Tadhase) kaas oo ah nin Dhalinyara Hawl kara Dulqaad badan dad isku wad leh korna u qaaday is dhex galka guud ahaan Dhalin yarta rer Somaliland isagoo kor u qadaya Midnimadooda wada jirkooda walal tinimadooda tusayana inaanay Qabiilo ahayn ee ay hal Qaran wada yihiin dadka qabiilka ku shaqaystana aanay dhagaysan.

Mudane Tadhase waa nin guulo waawayn oo la taaban karo u soo hooyay Xisbiga Wadani iyo guud ahaan Dhalinyarta rer somaliland isagoon u kala abtirinahayn oo ay yihiin midigtiisa iyo bidixdiisa.

Ugu danbayn Daladda Sidra waxay leedahay mudane xoghaye Hambalyo Hambalyo abaalkaga waanu kuu ognahay Alle abalkaga jano ha ka yeelo.

Daladda SidraDaladda Sidra oo la gudoon siiyay shahadadi daladnimo Hambalyo Hamnalyo. .
25/05/2024

Daladda Sidra

Daladda Sidra oo la gudoon siiyay shahadadi daladnimo Hambalyo Hamnalyo.

.

 .Daladda sidra aya la gudoonsiyay shadadii ka mid ahaanshaha xisbiga rajada shacabka ee wadani. Kulankaas oo ka qabsoom...
25/05/2024

.

Daladda sidra aya la gudoonsiyay shadadii ka mid ahaanshaha xisbiga rajada shacabka ee wadani.

Kulankaas oo ka qabsoomay qasriga Murashaxa Madaxwayne ee Xisbiga Wadani Mudane ( ) oo ay wehelinayan Gudimiyaha Xisbiga Xoghayaha Guud iyo Madaxda heer Qaran heer Gobol iyo heer Dagmoyin.

Munasubadas oo loo soo Agasimay si meqamkedu sareyo aya ku soo dhamatay si farxad leh iyo inay Daladda Sidra si mug iyo misanle ay uga qayb qadato isbadalka uu dhawan dalka kahir galin doono xisbiga rajada shacabka ee wadani

Ugu danbayna iyadoo Daladdu balan qaday inay dhisi doonto Murashaxa Madaxwayne ee xisbiga wadani ( ) iyadoo madaxda xisbigu soo dhawaysay Daladda kuna Hambalyaysay shaqada iyo dadalka ay wadan.

Qabiilo ma nihin qaran mida ayaynu nahay.
Astanta daladdu waa midnimo wlaltinimo iyo wada jir.

.

 .Daladda sidra oo manta la gudoonsiyo kadhadhki xubinimada   kaadh kuwaas oo ka mida xubnaha daladda sidra.Daladda sidr...
07/03/2024

.

Daladda sidra oo manta la gudoonsiyo kadhadhki xubinimada kaadh kuwaas oo ka mida xubnaha daladda sidra.

Daladda sidra oo xubin wayn ka ah hananka isbadal ee uu dalka ka suurto galinayo xisbiga rajada shacabka ee wadani.

Dalku hanan doorasho ayuu udhaqaaqay dorasho ha loo diyar garoobo balantenu waa xisbiga rajada shacabka ee wadani kaas oo astantisu tahay isku haynta dadka iyo dalka.

.

 .Daladda sidra oo manta la gudoonsiiyay kadhadhki xubinimada   xunood kuwas oo ka mida xubnaha daladda sidra dalku waxa...
07/03/2024

.

Daladda sidra oo manta la gudoonsiiyay kadhadhki xubinimada xunood kuwas oo ka mida xubnaha daladda sidra dalku waxa uu galay hanaan doorasho.

Daladda sidra waxay qayb wayn ka tahay isbadalka togan ee uu xisbiga rajada shacabku uu ka suurta galinayo dalka dhawan insha allah kaas oo astantisu tahay isku haynta dadka iyo dalka.

.

Address

Hargeisa

Telephone

+252634233189

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dallada sidra posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share