Makka Tech SO

Makka Tech SO Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Makka Tech SO, Web designer, 26 JUN Avenue, Near Telesom HQ, Hargeisa.

27/05/2017

dhawaan waxa bilaabmaya course-kiv 4aad ee web designka, waxa uu socon doonaa 2week.faahfaahin - info@makkatech.net
08/07/2016

dhawaan waxa bilaabmaya course-kiv 4aad ee web designka, waxa uu socon doonaa 2week.
faahfaahin - [email protected]

Waxan halkan hambalyo oga diraynaa dhamaan umada muslimka  ah munaasibada ciidul fidriga owgeed.
05/07/2016

Waxan halkan hambalyo oga diraynaa dhamaan umada muslimka ah munaasibada ciidul fidriga owgeed.

Qiima dhimista Munaasibadda maalinta 1 JULY ee ka faa iidaysi wacan. Makkahost
28/06/2016

Qiima dhimista Munaasibadda maalinta 1 JULY ee ka faa iidaysi wacan. Makkahost

Qiima dhimista Munaasibadda maalinta 27 JUN ee ka faa iidaysi wacan. Makkahost
28/06/2016

Qiima dhimista Munaasibadda maalinta 27 JUN ee ka faa iidaysi wacan. Makkahost

Ka faaidayso tobanka dambe ee   qiima dhimista 80%
28/06/2016

Ka faaidayso tobanka dambe ee qiima dhimista 80%

06/06/2016

Qiima dhimista Munaasibadda maalinta 18 May ee ka faa iidaysi wacan. Makkahost
10/05/2016

Qiima dhimista Munaasibadda maalinta 18 May ee ka faa iidaysi wacan. Makkahost

Website yada Jaamacadaha iyo goobaha kale ee waxbarasho waxa aanu u samaynay qiima dhimis 30% ah ka bilaabmaysa 4 May il...
04/05/2016

Website yada Jaamacadaha iyo goobaha kale ee waxbarasho waxa aanu u samaynay qiima dhimis 30% ah ka bilaabmaysa 4 May ilaa 31 May 2016, Haddii aad tahay masuul goob waxbarasho oo aad donayso in aad samaysato ama dib u cusboonaysiiso website kaaga fadlan e-mail inoogu soo dir

( [email protected] )

adiga oo soo raacinaya Telphonekaaga iyo magaca goobta wax barasho.

waxa sidoo kale bilaash laguugu horumarin doonaa ama laguu cusboonaysiin Brand kaaga.

F.G : Bandhigani waxa uu gaar u yahay jaamacadaha iyo hay'adaha kale ee waxbarasho.

Waxa aanu haatan u tarjumi doonaa  website ka aanu ku shaqayno luqadda Somaliga una samyn doonaa nashqad cusub si ay ugu...
03/05/2016

Waxa aanu haatan u tarjumi doonaa website ka aanu ku shaqayno luqadda Somaliga una samyn doonaa nashqad cusub si ay ugu fududaato macamiisheena adeegsiga iyo dalabka adeegooda, ==== dhawaan filo.

Haatan waxa aad ka samaysan kartaa Makka Tech SO, Website warar ah oo leh muuqaal wanaagsan iyo system sahlan oo ad si f...
28/04/2016

Haatan waxa aad ka samaysan kartaa Makka Tech SO, Website warar ah oo leh muuqaal wanaagsan iyo system sahlan oo ad si fudud u tifatiran karayso websitekaaga, sidoo kale waxa aad helaysa account Makkahost ah oo bilaash ah, Fadlan lasoo xidhiidh adeega macamiisha si loo haqabtiro baahidaada.

  Dhamaan asaxaabta facebook
19/03/2016

Dhamaan asaxaabta facebook

Address

26 JUN Avenue, Near Telesom HQ
Hargeisa
6337

Opening Hours

Monday 08:00 - 18:00
Tuesday 08:00 - 18:00
Wednesday 08:00 - 18:00
Thursday 08:00 - 18:00
Saturday 08:00 - 18:00
Sunday 08:00 - 18:00

Telephone

+2522524440

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Makka Tech SO posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Makka Tech SO:

Share

Category