SUMAD Agency

SUMAD Agency Sumad Agency waa shirkad casri ah oo ku takhasustay maareynta, Design garaynta baraha bulshada iyo kor u qaadista muuqaalka ganacsiyada dhanka digital-ka.

Anaga oo ah Sumad Agency, waxaan ku faraxsanahay inaan la shaqeyno WABCO, oo ah shirkad hormuud ka ah iibinta gawaarida ...
03/06/2026

Anaga oo ah Sumad Agency, waxaan ku faraxsanahay inaan la shaqeyno WABCO, oo ah shirkad hormuud ka ah iibinta gawaarida cusub. Iskaashigan wuxuu diiradda saarayaa xoojinta suuq-geynta, kor u qaadista sumadda shirkadda, iyo gaarista macaamiil badan si loo kobciyo iibka iyo muuqaalka WABCO ee suuqa.

31/05/2026

Ku soo dhawaada shirkada SUMAD Agency oo ah shirkad casri ah oo ku takhasustay maareynta Design garaynta iyo kor u qaadista muuqaaladda gacasiyada ee dhanka digitalka ah

Ha samayn ganacsi adigoon suuqgayn haysan
26/05/2026

Ha samayn ganacsi adigoon suuqgayn haysan

๐—ข๐—ณ๐—ณ๐—ถ๐—ฐ๐—ถ๐—ฎ๐—น ๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฒ๐˜๐—ถ๐—ป๐—ด ๐—ฎ๐—น๐—น๐—ถ๐—ฒ๐—ป๐—ฐ๐—ฒ.๐Ÿ“ข๐Ÿค Shirkadda SUMAD waxay heshiis dhinaca marketing-ka ah la gashay shirkadda Maqbuul, si loo...
25/05/2026

๐—ข๐—ณ๐—ณ๐—ถ๐—ฐ๐—ถ๐—ฎ๐—น ๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฒ๐˜๐—ถ๐—ป๐—ด ๐—ฎ๐—น๐—น๐—ถ๐—ฒ๐—ป๐—ฐ๐—ฒ.๐Ÿ“ข๐Ÿค Shirkadda SUMAD waxay heshiis dhinaca marketing-ka ah la gashay shirkadda Maqbuul, si looga caawiyo horumarinta suuq-geynta iyo kobcinta sumadda shirkadda. ๐Ÿ“ˆโœจ Iskaashigan cusub waxa uu diiradda saaraya sidii Maqbuul loo gaarsiin lahaa adeegyo marketing oo casri ah iyo wacyigelin ballaadhan oo kor u qaadda ganacsigooda. ๐Ÿš€๐Ÿ’ผ

Waxaanu isku dayaynaa inaanu rajadaada iyo lacagtaada isku dheeli tirno si uu u soo baxo ganacsi muuqda
25/05/2026

Waxaanu isku dayaynaa inaanu rajadaada iyo lacagtaada isku dheeli tirno si uu u soo baxo ganacsi muuqda

SUUQ GAYN CASRI AH
24/05/2026

SUUQ GAYN CASRI AH

Samee talaaboyin adiga oo Sumad kaashanaya
23/05/2026

Samee talaaboyin adiga oo Sumad kaashanaya

Waxaanu ka dhigayna shirkadada mid ka duwan shirkadaha kale
23/05/2026

Waxaanu ka dhigayna shirkadada mid ka duwan shirkadaha kale

๐‰๐ฎ๐ฆ๐œ๐š ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐ซ๐š๐ค
22/05/2026

๐‰๐ฎ๐ฆ๐œ๐š ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐ซ๐š๐ค

๐†๐จ๐จ๐› ๐ค๐š๐ฌ๐ญ๐ž ๐จ๐จ ๐ ๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š๐š๐ ๐ฎ ๐ค๐ฎ ๐ฒ๐š๐š๐ฅ๐จ, ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š๐ง๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐š๐ฒ๐ง๐š๐ฒ๐ง๐š๐š ๐ค๐จ๐ซ ๐ฎ ๐ช๐š๐š๐๐ข๐ฌ๐ญ๐ข๐ข๐ฌ๐š ๐ฆ๐š๐œ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ข๐ฌ๐ก๐š!
21/05/2026

Address

Hargeisa
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SUMAD Agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share