Hargeisa online supermarket

Hargeisa online supermarket Hargeisa online waxa aad ka helaysaa waxkasta oo ay naftaadu u bahato sida mobilada casriga ah, laptobyo tayo leh ,cosmatics iyo waliba food staff

Hargeisa Online Supermarket waa halkii aad ka heli lahayd wax kasta ood tabayso helysidna adigo guriga jooga.

ENJOY !
24/04/2018

ENJOY !

Commando Light,,Less Sugar New ProductLess Sugar only 8% (8 gms only) Halal - No AlcoholENERGY
24/04/2018

Commando Light,,
Less Sugar
New Product
Less Sugar only 8% (8 gms only)
Halal - No Alcohol
ENERGY

Dhamaan macaamiishada sharafta leh waxa aan ugu bushaaraynaynaa in aan uhayno ice-cream flour with clours .Halkii markii...
05/11/2017

Dhamaan macaamiishada sharafta leh waxa aan ugu bushaaraynaynaa in aan uhayno ice-cream flour with clours .
Halkii markii h**e flofourka iyo clourku ay soo kala iibsan jireen iminka waa mixed waxa aananu haynaa 15 flavour
Hadaba ha udaymo la aaan.

"Hadafkayagu waa raali galinta macaamiisha"

25/09/2017

Hadafkayagu waa raali galinta macaamiishayada
Waxa aan kuu keenay macmiil mobilo iyo Laptopyo casriya qiimahooduna ku raali galin doono
Filo Dhawaan

         ...          Shopping and easier then ever before.
10/08/2017

...


Shopping and easier then ever before.

22/07/2017

Hadafkayagu waa raali galinta macmiisha

18/07/2017

Hargeisa online supermarket waxa ay kuugu baaqaysaa adeeg hufan iyo qiimo macquul ah, ku darsa oo alaabta waxa laguugu keenayaa meesha aad joogtid iyadoon wax lacaga oo dheeraada lagaa qaadi doonin (very home delivery)

maxaad kaheli kartaa hargeisa supermarket ?
Hargeisa online waxa aad kaheli kartaa laptopyo tayadoodu sarayso qiimahooduna macquul ayahay oo loogu talo galay ardayda jaamacadaha dhiganaya,flashyo ,MP3 ,koobabka shaaha, koobobka wax lagu shiido,desktopyo ,hard diskiyo iyo wali qaybbihii cosmaticska iyoo food stuffka oo aad iyagana kaheli karto.

to see more information about us please contuct us 0633881562/0634175038

Ka adeeego Hargeisa online adigoo gurigaaga jooga .wixii faahfaahina ee intaa dheer kala xidhiidh :0634175038/0654175038...
10/07/2017

Ka adeeego Hargeisa online adigoo gurigaaga jooga .
wixii faahfaahina ee intaa dheer kala xidhiidh :0634175038/0654175038/0633881562

Hargeisa online waxa aad ka helaysaa waxkasta oo ay naftaadu u bahato sida mobilada casriga ah, laptobyo tayo leh ,cosmatics iyo waliba food staff

Address

HARGIESA CITY
Hargeisa

Telephone

+252634175038

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hargeisa online supermarket posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share