12/01/2026
Nexa hub waxay aad ugu faraxsan tahay inay shaqo aad u qurux badan u qabatay mid ka mid ah macaamiisheeda kaas oo ku qancay adeega qurxda badan ee aanu u qabanay.
Mahadsanid Alle ha isu kiin barakeeyo farxad iyo jacaylna ku wada jooga.🟢❤️
Macmiil nagu aamin in aan fikradahaaga u badalno design aad u qurux badan.