Dr. Shafie Sharif Mohamed

Dr. Shafie Sharif Mohamed Independent Researcher

Cawada waxaan soo duubay Cilmi iyo Cod Podcast, waxaa marti iigu ahaa Dr. Omar  Sidow Zubair, oo wax ka qoray sida bacte...
25/09/2026

Cawada waxaan soo duubay Cilmi iyo Cod Podcast, waxaa marti iigu ahaa Dr. Omar Sidow Zubair, oo wax ka qoray sida bacteria iskaga caabiso qalajiyaha.

$30 kun oo keliya ayay dowladdu ka soo xareysay canshuurta dhoofinta wax-soo-saarka badda 2025, iyadoo Soomaaliya ay lee...
24/09/2026

$30 kun oo keliya ayay dowladdu ka soo xareysay canshuurta dhoofinta wax-soo-saarka badda 2025, iyadoo Soomaaliya ay leedahay xeebta ugu dheer dhul-weynaha Afrika. Isla sannadkaas, Mashruuca Horumarinta Kalluumeysiga Waara (BADMAAL) wuxuu kharash-gareeyey wax ka yar kala bar miisaaniyaddii loo qoondeeyey. Xeeb dheer keliya dhaqaale ma noqoto; waxay u baahan tahay maamul hufan, maalgelin la fuliyo iyo suuqyo

$50,000 oo keliya ayay dowladdu ka soo xareysay canshuurta dhoofinta xoolaha 2025 (64.9%) ka yar 2024. Isla 2024, mashru...
23/09/2026

$50,000 oo keliya ayay dowladdu ka soo xareysay canshuurta dhoofinta xoolaha 2025 (64.9%) ka yar 2024. Isla 2024, mashruuca DRIVE ee horumarinta dhaqaalaha xoolo-dhaqatada wuxuu kharash-gareeyey 18.2% oo keliya miisaaniyaddii sannadkaas loo qoondeeyey. Maalgelinta horumarinta iyo dhoofinta xoolaha waxay u baahan tahay fulin wax-ku-ool ah.

$360,000 ayay dowladdu ka soo xareysay khidmadaha adeegyada waxbarashada 2025 (55.3%) ka badan 2024. Hase yeeshee, 45% c...
22/09/2026

$360,000 ayay dowladdu ka soo xareysay khidmadaha adeegyada waxbarashada 2025 (55.3%) ka badan 2024. Hase yeeshee, 45% carruurta Soomaaliyeed ee da’doodu tahay 6–13 sano weligood dugsi ma dhigan. Dakhli kordhay waa inuu la socdaa fursado waxbarasho oo carruur badan gaara.

Koofi iyo Tie waaba isku soo baxayaan sidaas maba u ogeyn.
21/09/2026

Koofi iyo Tie waaba isku soo baxayaan sidaas maba u ogeyn.

$44.86 milyan ayay dowladdu ka soo xareysay khidmadaha Dekedda Muqdisho 2025. Hase yeeshee, Hantidhowrka Qaranku wuxuu s...
21/09/2026

$44.86 milyan ayay dowladdu ka soo xareysay khidmadaha Dekedda Muqdisho 2025. Hase yeeshee, Hantidhowrka Qaranku wuxuu sheegay in Albayrak aysan soo gudbin xisaab-xir madaxbannaan oo lagu xaqiijiyo in dowladdu heshay saamigeeda buuxa.

$8.52 milyan ayay dowladdu ka soo xareysay khidmadaha fiisaha 2025. Isla sannadkaas, cabashooyinka nadaafadda musqulaha ...
20/09/2026

$8.52 milyan ayay dowladdu ka soo xareysay khidmadaha fiisaha 2025. Isla sannadkaas, cabashooyinka nadaafadda musqulaha iyo adeegyada aasaasiga ah ee Garoonka Aadan Cadde waxay gaareen heer Ra’iisul Wasaaruhu kormeer ku tago. Dakhli ururintu keliya ma filna waa inuu ka muuqdaa adeeg tayo leh.

Full: Xalqadda 33-aad ee Cilmi iyo Cod, waxaa marti noogu ah cilmi-baare Abdikadir Ahmed Mohamed, oo daabacay maqaal cin...
19/09/2026

Full: Xalqadda 33-aad ee Cilmi iyo Cod, waxaa marti noogu ah cilmi-baare Abdikadir Ahmed Mohamed, oo daabacay maqaal cinwaankiisu yahay: “Climate Change as a Macro-Financial Risk Multiplier:

Episode 33 waxaa marti noogu ah cilmi-baare Abdikadir Ahmed Mohamed...

19 markab ayaa bishii imanayay 2025, halka 20 markab ay imanayeen 2026. Ku-tiirsanaanta badeecadaha dibadda waxay sababt...
19/09/2026

19 markab ayaa bishii imanayay 2025, halka 20 markab ay imanayeen 2026. Ku-tiirsanaanta badeecadaha dibadda waxay sababtaa in lacag badan dalka ka baxdo

Address

Hargeysa
2527

Telephone

+252615513988

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr. Shafie Sharif Mohamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dr. Shafie Sharif Mohamed:

Shortcuts

Share