Habraac Media

Habraac Media Waxaan nahay warbaahin u heellan baahinta warbixinnada iyo dhacdooyinka togan.

Waxaan aaminsan nahay in warbaahinta ay door weyn ku leedahay kobcinta niyadda bulshada iyo dhisidda bulsho is-fahamsan, is-jecel, una taagan horumar iyo nabad waarta.

Qofkii Alle talo saarta, Alle ayaa ku filan.Marka qalbigaagu Alle ku xirmo, waxaad heli kartaa xasillooni, rajo iyo awoo...
28/08/2026

Qofkii Alle talo saarta, Alle ayaa ku filan.
Marka qalbigaagu Alle ku xirmo, waxaad heli kartaa xasillooni, rajo iyo awood aad ku wajahdo caqabad kasta. ๐Ÿค

๐‰๐ฎ๐ฆ๐ฆ๐š ๐ฆ๐ฎ๐›๐š๐ซ๐š๐ค

๐ŸŽ“โœจ Xafladda Qalin-jabinta Dufcaddii 9-aad ee Fasalka 12-aad ee Mogadishu  International School Maalin xusuus mudan oo ay...
24/08/2026

๐ŸŽ“โœจ Xafladda Qalin-jabinta Dufcaddii 9-aad ee Fasalka 12-aad ee Mogadishu International School

Maalin xusuus mudan oo ay ardaydu ku xuseen guushoodii, dadaalkoodii iyo dhammaadka marxaladdii dugsiga sare. โค๏ธ๐Ÿ‘

Hambalyo dhammaan qalin-jabiyeyaasha Dufcaddii 9-aad! ๐ŸŽ“๐ŸŒŸ

23/08/2026

Markaa hilmaam badan tahay๐Ÿ˜‚

19/08/2026

๐ŸŽฌ Short Film | Nadaafadda Ma Ilaalisid? ๐Ÿงน๐Ÿ˜‚

Xusuusta iyo dhacdooyinka annagaa ka masuula.Habraac Media waxay kuu qabanaysaa shaqadaada warbaahineed ee ugu dambaysa ...
19/08/2026

Xusuusta iyo dhacdooyinka annagaa ka masuula.
Habraac Media waxay kuu qabanaysaa shaqadaada warbaahineed ee ugu dambaysa adoo helaya adeegyo dhammaystiran.

Address

Mogadishu
Hodan
2561

Telephone

+25261686200

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Habraac Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category