19/03/2026
Eid mubarak walaalaha sharafta Leh ee halkaan kusaaxibnay 😍
Allah hainaga aqbalo acmaashi wanaagsaneyd ee aan qabanay bisha Ramadan 🤲
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال.
Waxaan bixinaa adeegyada Kala ah:
✅️ Graphic design
✅️ video editing
✅️ social media marketing
✅️ social media designs
✨️Nagu soo biir Mahadsanid