09/04/2024
HAMBALYO HAMBALYO:
Waxaan halkan hambalyo iyo salaan diiram ugu diraynaa dhamaan umada muslimiinta ah. Gaar ahaan umada soomaaliyeed anagoo ah bahda SAMO ADVERT oo isku duuban
( ciid mubaarak. Ciid mubaarak)
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال❤️🌙