Hibo Podcast

Hibo Podcast Hibo Podcast waxad kala socon karta barnaamijyo sheekoyin wacyogalin podcast madadaalo

27/05/2026

Bulshada reer Dalcada oo si xamasad leh ugu ciidey masjidka weyn ee xamza hadaba asiga I daawanaya xage ku ciide

24/05/2026

Toddobaadka Dhaqanka iyo jamacada jubba.

23/05/2026

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Jubbaland ayaa maanta magaalada Kismaayo ku qabatay xaflad qalin-jabin ah oo loo sameeyay 132 arday oo bartay xirfadaha gacanta.

23/05/2026

Xeerka siyaasada dhalanyarada jubbaland

18/05/2026

Magalada kismaayo ku soo xertay kulanka ansixinta siyadasada dhalanyarada

17/05/2026

Bandhiga buuga qaali baa tahay oo ay qoraga tahay phaatima Bashiir ayaa lagu qabtay nagalada kismaayo.

16/05/2026

Magaalada kismaayo ee xarunta gobolka jubada hoose ayaa waxaa lagu qabtay dorashada ururka dhaqatiirya Jubalaand

15/05/2026

15/5/2026 oo si weyn loogu xusay magalada kismaayo

Hambalyo Hambalyo dhamaan dhalanyarada soomaliyeed meel walbo aad joogtaan

11/05/2026

Maxa nakala qabsade ani iyo Axlam Cabdi Qaadir Muxudiin

09/05/2026

Maxa kala socota xalad guud ee Deeganka baarsanguni.

09/05/2026

Marka kala tagtaan mid aad jecleed .😅😅😅 by Axlam Cabdi Qaadir Muxudiin

Address

Kismayo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hibo Podcast posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share