Kobac Digital Marketing

Kobac Digital Marketing Sirta Gusha Ganacsigagu Wa Suq-Gayn Casri Ah - Nagala Soo Xidhiidh : 0634833302 / 0905327917

10/08/2026

Waxaan Content Marketing Ugu Samaynay Si Qiime Jaban Ramadan Pharmacy And Clinic Hadii Aad Ubahnatahay Muuqaalo Qurxoon Nala Soo Xidhiidh Hada

0634833302/0905327917

Kobac Digital Marketing waxay si sharaf leh uga qayb qaadatay diyaarinta iyo hirgelinta muuqaalka ganacsiga ee RAMADAAN ...
05/08/2026

Kobac Digital Marketing waxay si sharaf leh uga qayb qaadatay diyaarinta iyo hirgelinta muuqaalka ganacsiga ee RAMADAAN PHARMACY & CLINIC, kaas oo dhawaan si rasmi ah loo furi doono.

Waxaan u qabanay adeegyo dhammaystiran oo ay ka mid yihiin:

✅ Naqshadaynta Logo-ga ganacsiga
✅ Samaynta Sign Board tayo sare leh
✅ Naqshadaynta dhammaan agabka xayeysiiska (Posters & Branding)
✅ Qorshaynta iyo fulinta Suuq-geyn Casri ah (Digital Marketing)
✅ Aqoonsiga muuqaalka ganacsiga (Brand Identity)
✅ La-talinta iyo kobcinta sumcadda ganacsiga

Waxaan ku hanweynahay inaan ganacsiyada u abuurno muuqaal casri ah, tayo leh, isla markaana soo jiita macaamiisha.

🎉 La Soco Furitaanka Rasmiga ah ee RAMADAAN PHARMACY & CLINIC.

🚀 XIRMOOYINKA SUUQ-GAYNEED EE KOBAC DIGITAL MARKETINGMa doonaysaa in ganacsigaagu helo macaamiil badan, sumcad xooggan i...
28/07/2026

🚀 XIRMOOYINKA SUUQ-GAYNEED EE KOBAC DIGITAL MARKETING

Ma doonaysaa in ganacsigaagu helo macaamiil badan, sumcad xooggan iyo muuqaal casri ah?

Kobac Digital Marketing waxay kuu diyaarisay xirmooyin bille ah oo ku habboon ganacsiyada yaryar, kuwa dhexe iyo shirkadaha waaweyn.

✅ Basic – $50 Bishii
✅ Standard – $80 Bishii
✅ Premium – $150 Bishii

Xirmo kasta waxaa ku jira adeegyo xirfad leh sida:
🎨 Naqshadaynta Poster-rada
🎥 Samaynta Muuqaallada Xayeysiiska
📱 Maamulka Baraha Bulshada
📊 Qorshaynta iyo Kobcinta Suuq-geynta

Ganacsigaagu ha noqdo mid la arko, la aamino, lana doorto.

📞 Nala Soo Xidhiidh:
0634833302
0905327917

KOBAC DIGITAL MARKETING
Waxaan Kor U Qaadnaa Ganacsigaaga Dijitaal ahaan.

24/07/2026

Mid Ka Mid Ah Muuqaalada Tayada Leh Ee Aamu samayno Si Aad U Heshid Muuqaal Tayo Leh Oo Ganacsigaaga Ku Haboon Hada La Soo Xidhiidh Digitak Marketing : 0634833302

24/07/2026
💻 IIB AH – HP ELITEBOOK 840 G3 💻Ma u baahan tahay laptop tayo leh oo ku habboon shaqo, waxbarasho ama Graphic Design?✅ I...
22/07/2026

💻 IIB AH – HP ELITEBOOK 840 G3 💻

Ma u baahan tahay laptop tayo leh oo ku habboon shaqo, waxbarasho ama Graphic Design?

✅ Intel Core i5 6th Gen
✅ Xawaare fiican
✅ Battery iyo Keyboard si fiican u shaqeeya
✅ Xaalad wanaagsan, diyaar u ah isticmaal

💲 Qiimaha: $170 KALIYA

📍 Goobta: Laascaanood

📞 Kala xiriir: 0634833302

15/07/2026

KU Reeb Xasuusaha Xagaaga Internet Xawaare Sare Leh

Maanta kooxda Kobac Digital Marketing waxay yeesheen kulan shaqo oo diiradda lagu saaray horumarinta ganacsiyada iyo qor...
13/07/2026

Maanta kooxda Kobac Digital Marketing waxay yeesheen kulan shaqo oo diiradda lagu saaray horumarinta ganacsiyada iyo qorshayaasha cusub ee Ay u Diyaariyey macaamiisheena.

Ajandaha kulanka waxaa ka mid ahaa:

✅ Samaynta istaraatiijiyado suuq-geyn oo casri ah.

✅ Kordhinta iibka iyo kobcinta sumcadda ganacsiyada.

✅ Horumarinta maamulka bogagga bulshada (Facebook, TikTok, Instagram & YouTube).

✅ Naqshadaynta xayeysiisyo soo jiidasho leh.

✅ Diyaarinta qorshayaasha bilaha ah ee suuq-geynta.

✅ Falanqaynta natiijooyinka iyo sidii loo gaari lahaa kobac joogto ah.

Waxaan aaminsanahay in qorshe sax ah + hal-abuur + fulin tayo leh = guusha ganacsiga.

KOBAC Digital Marketing
“Waxaan Kobcinaa Ganacsigaaga Dijitaal ahaan.” 🚀💙

12/07/2026

Dunida maanta, ganacsiyada ugu waaweyn waxay kobocooda ku gaadheen ka faa’iidaysiga suuq-geynta dhijitaalka ah. Haddii aad leedahay badeeco ama adeeg tayo leh balse aadan si joogto ah ugu soo bandhigin baraha bulshada, waxaad luminaysaa fursado badan oo aad ku gaadhi lahayd macaamiil cusub.

Alaabta ama adeegga aan la arkin, way adkaanaysaa in la iibsado. Sidaa darteed, joogitaankaaga dhijitaalka ahi ma aha doorasho oo keliya, waa tiir muhiim u ah koboca iyo tartanka ganacsiga. Eng. Cabdiraxmaan Aadan Abdirihmaan Oo Ah Khabiir Ku takahasius Technologiyada Casrig Ah

Gudoomiyaha Shirkada Kobac Digital Abdulahi Abduasiis Oo Ka Qaybgadhay kulan lagaga hadlayay mowduuca “Koboca Tiknoolaji...
12/07/2026

Gudoomiyaha Shirkada Kobac Digital Abdulahi Abduasiis Oo Ka Qaybgadhay kulan lagaga hadlayay mowduuca “Koboca Tiknoolajiyadda Casriga ah iyo Saamaynta ay Bulshada ku Leedahay,” kaas oo uu soo jeediyay Eng. Cabdixaliim Aadan Cabdiraxmaan.

Kulanku wuxuu si qoto dheer u iftiimiyay doorka tiknoolajiyadda casriga ah ee horumarinta bulshada, gaar ahaan fursadaha cusub ee ka jira dhanka suuq-geynta dhijitaalka ah (Digital Marketing), hal-abuurka, iyo kobcinta ganacsiyada casriga ah.

Address

Goolada
Phalaborwa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kobac Digital Marketing posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share