Isha Waqooyi Bari

Isha Waqooyi Bari Difaaca, daryeelka iyo ka shaqaynta danaha waqooyi bari nagala shaqee muwaadil .

14/04/2026

Dad baa qofkaas wax weydiinaya k*kk

10/04/2026
10/04/2026

Tani waa astaanta nabada, xamar in madaxdw qaranku saa u dhex ordaan wax badan baa laga shaqaynayey.

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQ&S) ayaa maanta kaararka codbixinta gaarsiiyey maga...
05/04/2026

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQ&S) ayaa maanta kaararka codbixinta gaarsiiyey magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug.

Guddiga ayaa sidoo kale qorsheynaya in maalmaha soo socda kaararka codbixinta la gaarsiiyo dhammaan degmooyinka dalka ee h**ey looga sameeyey diiwaangelinta codbixiyeyaasha, si muwaadiniinta Soomaaliyeed ay u helaan kaararkooda codbixinta isla markaana ay ugu diyaar garoobaan doorasho qof iyo cod ah.

Ninkan dhallinyarada ah dembi weyn baa laga gelayaa, maxaa silsilada loogu jeebeeyey sidii qof gacan ku dhiig leh ah ?
05/04/2026

Ninkan dhallinyarada ah dembi weyn baa laga gelayaa, maxaa silsilada loogu jeebeeyey sidii qof gacan ku dhiig leh ah ?

05/04/2026

Meeshii Baydhabo madaxaa furan maanta

04/04/2026

Isku duubnidaa mihin ah markastaa

04/04/2026

Dadkii markii h**e Firdhiye duulinayey baa maanta ugu gacabasho badan! Dadkii kale maxaad ka filaysaan.

02/04/2026

Waa runtrede Waa in Waqooyi Barina ay dhankeeda Hindi ka soo magacawdaa .

02/04/2026

Soomaalida degdeg baan waxba ka reebayn k*k

Address

Sool
Laascaanood
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Isha Waqooyi Bari posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share