Abaal Online Academy

Abaal Online Academy kusoo dhawoow wall Colour-Graphics

  Waxaa socoto diwaangelinta dufcadda 3aad ee Mobile Graphic Design.πŸ‘‰|> Waxaa h**ey usoo qabanney ilaa iyo 2 dufcadood,t...
01/10/2022



Waxaa socoto diwaangelinta dufcadda 3aad ee Mobile Graphic Design.

πŸ‘‰|> Waxaa h**ey usoo qabanney ilaa iyo 2 dufcadood,tani na waa diwaangelinta dufcaddii 3aadβœ…οΈ

πŸ‘‰|> Casharada waa hab maqal iyo muuqaal ah oo lagu qaadan doono telegram ka Abaal Online Academy.

πŸ‘‰|> Ardeyga waxaa u diyaar ah ku dhowaad 30+ casharo oo itus oo itaabsii ah iyo qalabyada lagu habeyn lahaa.

πŸ‘‰|> Ardeyga baraatikada markuu soo gudbiyo Ustaad ka ayaa ka saxaayo Habeen walba.

πŸ‘‰|> Ardeyga waxaa laga caawinaa sida uu fikrad ama project asaga u gaar ah ku dhisi lahaa.

πŸ‘‰|> Ardeyga ugu dambeyn waxaa la baridoonaa sida uu xirfadiisa u suuq geyn lahaa si uu ugu shaqeysto hab online iyo offline ahaan ah.

πŸ‘‰|> Waa xirfadda ugu fudud aad maanta baran karto,Ka faaiideyso oo kuna shaqeyso si freelancer ahaan ah adigoo gurigaaga ama goobtaada shaqo jooga.

β– > Koorsada waa Free,kaliya ardeyga diwaangelinta ayuu iska dhiibaa.

β– > 50 ka ardey ee h**e waxaan u sameyneynaa qiimo dhimis Gaareyso 50%

β– > Shahaadada waa

πŸ”ΊοΈWixii macluumaad dheeri ah Fadlan la xiriir qeybta diwaangelinta ee dufcadda 3aad πŸ™
πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
☎️ Wa.me/+252613086252
☎️ https://wa.me/+252613086252
☎️ +252613086252

01/08/2022

Colour Graphics   WAXA AAN KUU QABAN DOONAA DALAADKAGA KALA DUWAN πŸ‘‰WAXA AAN KUGU ADEEGI DOONAA WAQTI  YAR IYO QIIMO MACQ...
03/07/2022

Colour Graphics WAXA AAN KUU QABAN DOONAA DALAADKAGA KALA DUWAN
πŸ‘‰WAXA AAN KUGU ADEEGI DOONAA WAQTI YAR IYO QIIMO MACQUUL AH
NAGALA SO XIRIIR WHATSAPP_LINKIIYADA HOOSE:πŸ‘‡
http://wa.me/+252613086252 Ama http://wa.me/+252611617431
πŸ‘‰

Colour Graphics
03/07/2022

Colour Graphics

Address

Dayniile
Mogadishu

Telephone

+252611617431

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abaal Online Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abaal Online Academy:

Share