أكاديمية الهمم للتدريب والتطوير

أكاديمية الهمم للتدريب والتطوير تدريبٌ يُتقن *** وتطويرٌ يُثمر.

Baro Qur’aanka Kariimka adigoo jooga gurigaaga.Al-Himam Academy waxay kuu diyaarisay fasallo online ah oo tayo sare leh....
28/05/2026

Baro Qur’aanka Kariimka adigoo jooga gurigaaga.

Al-Himam Academy waxay kuu diyaarisay fasallo online ah oo tayo sare leh.

Waxyaabaha lugu baranaayo waxaa kamid ah:
□ Farbarka iyo Hingaada
□ Xifdinta Qur'aanka kariimka
□ Sixidda Tajwiidka
□ Barashada Ducooyinka

Macallimiin khibrad leh iyo jadwal kugu haboo ayaa kuu diyaar ah.

Ku biir maanta oo bilow safarkaaga barashada Qur’aanka Kariimka.

Wixii Fahfaahin ah la xiriir WhatsApp: http://wa.me/+252614414851

Address

Mogadishu
00252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when أكاديمية الهمم للتدريب والتطوير posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share