Cumar Baashane

Cumar Baashane kusoo dhawaaw page-keyga Cumar Baashane oo aad si xor ah ugu dhiibo karto fikirkaada. waxaa ahay Cumar Cusmaan.
(1)

waxaan kugu soo dhaweynaa page-keyga oo aad si xor aragtidaada ugu dhiiban karto. halkaan kala soo soco warbixino joogta ah oo ku saabsan arimaha Bulshada, siyaasada, dhiirigalin, iyo Diinta.

23/08/2026

NATIIJADA IMTIXAANKA ITOOBIYA
12.82% ayaa gudbay. 87.18% ma aysan gudbin.
Waxa imtixaanka galay 550,210 arday, waxa gudbay 70,544.

22/08/2026

Shiidka magaalada Muqdishu kajiro kabo guri kujira xataa lama cafinayo.

22/08/2026

Islaataan hadda kahor hadalkaan ayay tiri hadana waa liiga been abuuray ayay tiri markale waa tan iyadoo hadalkii kusoo laabatay.

Faqiir iyo taajir xagga alle weey ka siman yihiin, guurka iyo calafkana weey u siman yihiin laakiin waxaas waxaa iiga daran hablaha yar ee mustaqbal la,aanta ay ku rideyso. Diinta islaamka meel ay kaga qoran tahay nin faqiir ah ha guursanin majirto

22/08/2026

Maxamed Ciise oo shalay dowladda dalxiis u geeysay degmada Kaxda.

Odayaal Soomaaliyeed oo ku Tukanaya Dekedda Muqdisho — 1993MUQDISHO, 29 Oktoobar 1993: Sawirkan taariikhiga ah wuxuu muu...
22/08/2026

Odayaal Soomaaliyeed oo ku Tukanaya Dekedda Muqdisho — 1993

MUQDISHO, 29 Oktoobar 1993: Sawirkan taariikhiga ah wuxuu muujinayaa laba aabo Soomaaliyeed oo xoogsato ah oo ku tukanaya barxadda Dekedda Muqdisho, xilli magaalada ay ku sugnaayeen ciidamada Qaramada Midoobay iyo Mareykanka.

Gadaashooda waxaa ka muuqda kontiinarro iyo gaadiid ciidan, halka dekedda uu ku sugnaa markabka USNS Denebola oo dejinayay gaadiid iyo qalab ciidan.

Sawirku wuxuu si kooban u muujinayaa noloshii caadiga ahayd ee shacabka Soomaaliyeed iyo xaaladdii militari ee Muqdisho xilligaas.

Haddii aad Muqdisho ku noolayd 1992–1995, maxaad si gaar ah uga xasuusataa xilligaas?

Samakaab Yusuf

21/08/2026

Maxeey tahay sababta sidaan loogu sameeyo dadkaan?

Qeybta comment akhriso : ⬇️

21/08/2026

Darawalkaan isagoo ogeen ayaa muuqaalkaan ka duubay, markaan ka dagi rabo ayaa uu sheegay inaa muuqaalkaan ka duubay sidaas ayaa idiin kula wadaagay.

Waa nin dhalinyaro ah oo cibaado badan, shaqadiisana dhinac ka wata. Masha Allah

20/08/2026

😀😀

Noloshu ay ku jiraan dadka qadeeya ee Muqdishu.
20/08/2026

Noloshu ay ku jiraan dadka qadeeya ee Muqdishu.

Lejenkii wuxuu gaaray 50-kun ka badan followers, maalmo kadib 100-kun ayaa u rajeynaa.Isagoo 5-kun maraayo ayaa maalmo k...
19/08/2026

Lejenkii wuxuu gaaray 50-kun ka badan followers, maalmo kadib 100-kun ayaa u rajeynaa.

Isagoo 5-kun maraayo ayaa maalmo kahor halkaan soo dhigay. Guuleyso saaxiib.

Address

Mogadishu

Telephone

+252615002495

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cumar Baashane posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share