Qanciye Design

Qanciye Design لا تحزن ان الله معنا

02/08/2026
✨ قريباً .. SOON! ✨
03/07/2026

✨ قريباً .. SOON! ✨

Sharaf weyn ayay ii tahay inaan sawir la galo Sheekh Aadan Sheekh Saciid, taariikh-yahan caan ah oo reer Baydhabo ah. Al...
22/06/2026

Sharaf weyn ayay ii tahay inaan sawir la galo Sheekh Aadan Sheekh Saciid, taariikh-yahan caan ah oo reer Baydhabo ah. Alle ha xafido, hana ku barakeeyo cilmigiisa.

"Ka faa'iidayso fursaddan si aad u barato xikmadaha iyo maahmaahyada Af-Maayga. Aqoon kasta oo la barto waa hanti."
20/06/2026

"Ka faa'iidayso fursaddan si aad u barato xikmadaha iyo maahmaahyada Af-Maayga. Aqoon kasta oo la barto waa hanti."

🩺 Baro Xirfadaha Caafimaadka ee Suuqa Shaqada Looga Baahan Yahay!Isdiiwaangelintu way furan tahay. Goobuhu waa kooban yi...
13/06/2026

🩺 Baro Xirfadaha Caafimaadka ee Suuqa Shaqada Looga Baahan Yahay!
Isdiiwaangelintu way furan tahay. Goobuhu waa kooban yihiin.
📞 0611430774
📍 Bayhaaw
📅 18/06/2026
Ku soo biir maanta!

🩺 HEALTH SKILLS TRAINING 🩺Ma jeclaan lahayd inaad barato xirfadaha aasaasiga ah ee caafimaadka?Waxaan idiin qabanaynaa t...
13/06/2026

🩺 HEALTH SKILLS TRAINING 🩺
Ma jeclaan lahayd inaad barato xirfadaha aasaasiga ah ee caafimaadka?
Waxaan idiin qabanaynaa tababar ku saabsan:
✅ Injection IM
✅ Injection IV
✅ Infusion/Cannulation
✅ Vital Signs
✅ Blood Grouping
✅ Suture
✅ Blood Pressure
📅 Taariikh: 18/06/2026
📍 Goobta: Bayhaaw
⏰ Maalin: Khamiis & Jimco
Fursaddan ha seegin! Ku soo biir si aad u hesho aqoon iyo xirfad caafimaad oo muhiim ah.
📞 Faahfaahin iyo isdiiwaangelin: 0611430774

Musharax waziirka amniga ee koonfur galbeed Ku dooro *nabadsugid*cadaalad *midnimo Abdinaasir diiriye xuseen 🫡
17/04/2026

Musharax waziirka amniga ee koonfur galbeed
Ku dooro
*nabadsugid
*cadaalad
*midnimo
Abdinaasir diiriye xuseen 🫡

Address

Boss1234
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qanciye Design posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share