Baro Xirfada Blogging

Baro Xirfada Blogging Haddii aadan aqoon sida website loo sameeyo Anaga ayaa kuu samaynayno

12/01/2023

Asc Ma Jeceshahay inaad online ka lacag aad samayso oo aad social media maalaa yacnigiisa isaga baxdo haddaba waxa jirto qaab fudud oo aad lacag u sameyn kartid waxaa jiro wax la dhaho blogging oo aad lacag ka samay naysid maqaalo aad qoraysid blogging sida youtube iyo facebook ma ahan Waayo youtube iyo facebook shurudo adag ayaa lagaa rabaa Tusaale youtube waxaa lagaa rabaa inaad gaartid 1000 subscribe iyo 4000 watch hours Facebook waxaa lagaa rabaa inaad gaartid 10k follow iyo 30k watch time hours
Balse blogging waxaa kaliga lagaa rabaa waa inaad website samaysatid ka dibna maqaalo aad dhigtid ilaa 15-20 maqaalo Oo aad lacagta ufuratid Haddii aadan kasenyin sida website loo sameeyo Anaga ayaa kuu samaynayno qiima ku raali galiyo Xitaa Waxaan kugu caawinaynaa si aad lacagta ufuranaysid Marka Walal Waqtigaaga ha isaga lumin Tiktok iyo facebook la daawado

Nagala Soo Xiriir Whatsapp⤵️

https://wa.me/message/S2FXUPT6O22LB1

Nagala Soo Xiriir Telegram⤵️

Address

Banadir
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Baro Xirfada Blogging posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category